calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Soomaaliya oo safiir aan degenayn ku yeelanaysa Maldives

Tallaabadan waxa ay muujinaysaa inui korayso awoodda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya

Soomaaliya oo safiir aan degenayn ku yeelanaysa Maldives
Soomaaliya oo safiir aan degenayn ku yeelanaysa Maldives — SONNA

Male (SONNA): Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, sidoo kalena ah Safiirka aan deggenayn ee dalalka Sri Lanka iyo Maldives, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjironimo u gudbiyay Madaxweynaha dalka Maldives, Mudane Dr. Mohamed Muizzu, Kulankaan waxa qeyb ka ahaa La-taliyaha Koowaad ee Safaaradda JFS ee Hindiya, Marwo Ayaan Maxamuud Sheekh Xamiid.

Kulankaan ayaa looga hadlay xiriirka tooska ah ee diblomaasiyadeed ee labada dal, kaas oo dib u soo laabtay markale kaddib 10-kii Maarso 1988, oo ahayd markii ugu horreysay ee xiriir toos ah oo sidaan oo kale ah uu dhex maro labada dal.

La wadaag