Gudaha
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo karantiishay muwaadin Soomaaliyeed oo ka soo safray dalka Kongo

Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa karantiil ku samaysay muwaadin Soomaaliyeed oo ka soo safray dalka Kongo, kaas oo la xaqiijiyey inuu la safray qof u geeriyooday cudurka Ebola.


La wadaag



