Gudaha
Maxaabiis ku xiran xabsiga MPCC oo tababar loo soo geba-gebeeyay

Muqdisho,(SONNA):- Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta tababar u soo xiray qeyb ka mid ah maxaabiista ku xiran Xabsiga MPCC ee KM7, isagoo isla goobtaasna tababar ugu furay Cutub kale oo maxaabiista ka mid ah.
Munaasabaddan oo uu Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed soo qabanqaabiyay ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda, Hay'adaha Qaramada Midoobay (UN), bahda caddaaladda iyo ururrada bulshada Rayidka.








La wadaag



