calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Madaxweynaha oo xarigga ka jaray Taliska Guutada 77

Madaxweynaha oo xarigga ka jaray Taliska Guutada 77
Madaxweynaha oo xarigga ka jaray Taliska Guutada 77 — SONNA

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Taliska Guutada 77 ee madaxtooyada Qaranka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale salaan Sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Madaxtooyada iyo saraakiisha halkaasi ku sugan.

Munaasabadda Xarig Jarka ayaa waxaa ku sugnaa taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo taliyaha ciidanka madaxtooyada ee guutada 77.

La wadaag