calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha XFS oo Dhuusamareeb uga qeyb galay daahfurka Mashaariicda SINAAN

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha XFS oo Dhuusamareeb uga qeyb galay daahfurka Mashaariicda SINAAN
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha XFS oo Dhuusamareeb uga qeyb galay daahfurka Mashaariicda SINAAN — SONNA

Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay munaasabadda daahfurka mashaariicda SINAAN ee Dhuusamareeb, kuwaas oo diiradda saaraya tamarta cadceedda iyo nalalka cadceedda ee waddooyinka.

Munaasabadda waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedka Galmudug, maamulka Dhuusamareeb, bahda SINAAN iyo saaxiibada taageera barnaamijka.

Mashaariicda SINAAN ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo adeegyada aasaasiga ah, horumarinta kaabayaasha deegaanka, taageeridda hay’adaha dowliga ah, iyo kor u qaadidda badqabka iyo adeegyada bulshada ee Dhuusamareeb.

La wadaag