Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA
    April 18, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    April 17, 2026
    Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington
    April 17, 2026
    Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka
    April 17, 2026
    Ergeyga madaxweynaha ee la dagaallanka Xagjirka oo la kulmay xubno ka socday K/ Kuuriya
    April 17, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur “SAWIRRO”
CiyaarahaWararka

Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur “SAWIRRO”

By Sonna Whiteka
Last updated: February 15, 2020
2 Min Read
Share

Xudur (SONNA) – Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaana garoonka ku soo dhoweeyay maamulka Degmada, dhallinyarada, Cayaartoyda iyo bahda fanaaniinta.

Soo dhoweyn kaddib maamulka Gobalka iyo kan Degmada ayaa si wadajir ah Wasiirka iyo wefdigiisa ugu soo dhoweeyay Degmada, iyagoo sheegay inay ku faraxsanyihiin socdaalkooda.

“Anaga ka maamul ahaan waxan bixin doonaa goobtii xaruunta loogu dhisi lahaa dhallinyarada ay helaan fursado lagu horumarinayo waxayna u baahanyihiin in tababaro loo furo horyaalo kubada cagta iyo kubada kolleyga loo qabto xudur, waxaan ka dhisan kooxo badan oo cayaartoy ah, Wasiir waxan kaa codsanaynaa inaad wax ka qabato baahiyaha ay qabaan dhalliryarada iyo isboortiga degmada xudur” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin

Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Bakool Cabdulaahi Maxamed Nuur ayaa tilmaamay inay aad ugu faraxsanyihiin wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka dhallinyarada ee Koonfur Galbeed ee soo gaaray Xudur.

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Maxamed Cali dhuux ayaa sheegay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto la kulanka dhallinyarada iyo qeybaha kale ee bulshada si ay u dhageystaan baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan.

“Maanta waxan halkaan u imid in aan la kulano bahda dhallinyarada iyo cayaartoyda, waxaan ka xogwaresan doonaa horumarka ay sameeyeen, waxan qiimeyn doonaa baahiyaha ay qabaan, waxaan dhisi doonaa xarun dhaxal gal ah oo ay isugu yimaadaan dhallinyarada Degmada Xudur si fikirkooda ay isugu gudbiyaan su’aalona ay isku weydinkaraan isdhexgalna ay ugu sameeyaan” ayuu  yiri Wasiir Cali dhuux

Muddada ay joogaan Wasiirka iyo Wafdigiisa waxay qaban doona koob lagu dhiiri gelinayo Nabadda iyo isdhexgalka bulshada ku nool degmada Xudur.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda…

April 18, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Masar ballaarinta iskaashi wadaagga

Qaahira-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo…

GudahaWararka
June 29, 2024

Ciidanka amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Guriceel

Guri-ceel-(SONNA)-Ciidamada amaanka ayaa waxay howlgallo kala duwan saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud iyo degaanno…

GudahaWararkaWargayska
September 8, 2021

Akhriso: warmurtiyeedkii laga soo saaray Shirkii wadatashiga qorshaha Qaran ee horumarinta Biyaha

Muqdisho(SONNA) Shirkii wadatashiga qorshaha Qaran ee horumarinta Biyaha ayaa maanta si rasmi ah ugu soo geba geboobay magaalada Muqdisho,kaasi oo…

GudahaWararka
October 14, 2020

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta…

GudahaWararka
July 29, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023