Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Ururka Xuquuqul Insaanka iyo Wasiirka Dastuurka XFS oo kulmay
    May 4, 2026
    Wasiir Fartaag oo gaaray Dalka Burkino Faso
    May 4, 2026
    35-Suxufi oo tababar loogu soo gebo-gebeeyay Muqdisho
    May 4, 2026
    Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga
    May 4, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose iyo Guddiga Iskaashatooyinka oo kulmay
    May 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Waa tee kooxda ay Arsenal wadahadallada la furtay si ay u siiyaan Mesut Ozil?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Waa tee kooxda ay Arsenal wadahadallada la furtay si ay u siiyaan Mesut Ozil?
Ciyaaraha

Waa tee kooxda ay Arsenal wadahadallada la furtay si ay u siiyaan Mesut Ozil?

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 10, 2019
1 Min Read
Share

London(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay wadahadallo la furtay naadiga Fenerbahce si ay ugala xaajoodaan suurto-galnimada heshiis amaah ah oo uu laacibkooda khadka dhexe ee Ozil ku aado halkaas.

30-sano jirkaan kaasoo la rumeysan yahay inuu xiriir adag la leeyahay macallinka Gunners ee Unai Emery ayaa kaliya labo kulan u saftay xilli ciyaareedkan kooxda ka dhisan Waqooyiga Magaalada London.

Ciyaaryahankii hore ee Real Madrid ayaa la la xiriirinayey inuu u dhaqaaqi doono Kooxda Ersun Yanal suuqii xagaaga, laakiin mushaharkiisa oo ah mid sare ayaa loo maleynayay inuu caqabad ku ahaa wadahadallada.

Yeelkeede, Wargeyska Turkiga ka soo baxa ee Takvim ayaa warinaya in agaasimaha Fenerbahce ee Damien Commoli uu haatan wadahadallo kula jiro Gunners, kaasoo ku saabsan heshiis amaah ah oo ay labada koox ku kala qeybsanayaan mushaharka Ozil.

Xiddigii hore ee xulka qaranka Jarmalka ayaa hore u sheegay inuu jeclaan lahaa inuu u ciyaaro Fenerbahce mar uun xirfadiisa ciyaareed, maadaama ay ahaayeen kooxdii uu taageerenimadeeda ku soo barbaarey isagoo ah wiil yar.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Ururka Xuquuqul Insaanka iyo Wasiirka Dastuurka XFS oo kulmay

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr Maryam Qaasim Axmed, ayaa maanta kulan…

May 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guruubka B ee Koobka General Daa’uud oo galabta la soo gabagabaynayo xilli ay isku dheggan yihiin Horseed vs Muqdisho City Club & Elman vs Dekedda

Muqdisho(SONNA)-  Kulamo ka tirsan koobka General Daa’uud ayaa la dheeli doona waxaana is arki doona kooxaha kala ah; Horseed FC…

CiyaarahaGudahaWararka
January 20, 2020

Horudhac: Somalia vs Eritrea… (Xulkeenna qaranka oo galabta ciyaaraya kulan guul ama geeri ah)

Lugogo(SONNA)-Xulkeenna qarka Soomaaliya ayaa ciyaari doona kulankoodii ugu dambeeyay ee heerka guruup-yada, iyagoo la dheeli doona xulka Eritrea, kulan qeyb…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ee EPL, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1

Yurub(SONNA)-Kulammo dhowr ah oo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari…

CaalamkaCiyaaraha
October 26, 2019

Muqdisho City Club oo guul ay ka gaartay Kooxda Dekedda ku daah furatay tartanka General Daa’uud

Muqdisho(SONNA)-Kooxaha murqo weynta dalka ee Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa galabta kulan xiiso badan ku wada ciyaaray garoonka Eng…

Ciyaaraha
October 26, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023