Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Bulshada Cabudwaaq oo soo dhoweeyay doorashada Qof iyo codka ah
    June 13, 2026
    Wasaaradda Cadaaladda XFS oo daah-furtay Nootaayooyin cusub
    June 13, 2026
    Guddiga Qaran ee qaban-qaabada toddobaadka xorriyadda oo kormeeray goobaha loo asteeyay
    June 13, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo la kulmay u qeybsamaha Arrimaha Difaaca ee safaaradda Masar ee Soomaaliya
    June 13, 2026
    Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Wafdi ka socda UNTMIS
    June 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 17-sano oo galabta sameynaya taariikh cusub
    June 13, 2026
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
Reading: Tababare Cabdi Joon oo Taariikh cusub sameeyey
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Tababare Cabdi Joon oo Taariikh cusub sameeyey
CiyaarahaGudaha

Tababare Cabdi Joon oo Taariikh cusub sameeyey

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-  Tababare Cabdi Joon ayaa taariikh wanaagsan ka sameeyay dhacdada tartanka koobka General Daa’uud kaddib markii saddexaad oo uu gaaray final-ka tartankan General Daa’uud.

Hoggaamiye Cabdi Joon waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah macallimiinta ugu wanaagsan ee jooga dalka isagoo la la meel dhigo macallin Jose Mourinho marka loo eego falsafada uu isticmaalayo tababarahan.

Cabdi Joon ayaa gaaray markii saddexaad oo xiriir ah final-ka koobka General Daa’uud isagoo hoggaaminaya kooxo kala duwan, sida Elman iyo kooxda iminka uu horkacayo ee Horseed.

Kooxda Elman ayuu kula guuleysatay koobka General Daa’uud sanadkii 2017-kii xilligaas oo ay ka qaadeen naadiga Jamhuuriya, isla sanadkii ku xigay wuxuu qabtay naadiga Cawo iyo Maalin ee Horseed wuxuuna sanadkaas la gaaray final-ka koobka General Daa’uud, balse nasiib-darro Horseed waa laga qaaday waxaana ka gacan maroojisay koobka naadiga Muqdisho City Club.

Sidoo kale sanadkan 2019 ayuu taagan yahay markale final-ka koobka General Daa’uud wuxuuna la ballansan yahay ciyaarta kama dambeysta ah kooxda Muqdisho City Club, taas oo la xusuusto in sanadkii la soo dhaafay ay ka qaatay koobkan, balse uu rabo inuu ka aar-guto Kooxdan M.C.C.

Macallin Cabdi Joon ayaa soo leyliyay kooxo dhowr ah, waxaana ka mid ahaa, Gaaska 2003-dii, Jeenyo oo xilligaas oo yaqaanay Gaheyr sanadkii 2004-tii, Savaana oo hadda loo magac bixiyay Batroolka sanadkii 2005-tii iyo kooxda Elman.

Tan iyo markii loo dhiibay xilka macallinimo ee Kooxda Horseed Cabdi Joon ayaa wax badan ka badalay Naadigan, iyadoo la xusuusto sanadkii la soo dhaafay in si dhib ah loogu qaaday horyaalka Somali Premier League.

Sidoo kale Kooxda Horseed wuxuu ku soo biiriyay dhowr ciyaartooy oo ka kala keensaday kooxaha dalka, kuwaasoo iminka halbowle u ah kooxdan.

Final-ka koobka General Daa’uud ayaa lagu wada in la ciyaaro maalinta bari ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21-bishaan, Horseed oo ku taamaysa inay ku guuleysato Koobka General Daa’uud oo goor hore ugu dambeysay iyo kooxda Muqdisho City Club oo doonaysa inay difaacato koobkan.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Bulshada Cabudwaaq oo soo dhoweeyay doorashada Qof iyo codka ah

Muqdisho,(SONNA):- Bulshada degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyay diwaangalinta doorashada qof iyo codka…

June 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha shacabka oo ansixiyay wax ka beddelka xeer-hoosaadka golaha

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyay shir xildhibaanada golaha ay ku yeeshay…

GudahaWararka
December 31, 2022

Duqa Muqdisho oo Turkiga uga mahad-celiyay dhismaha Caasimadda+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeybgalay xuska 10-sano Guurada Dib-u-nooleynta…

GudahaWararkaWargayska
August 19, 2021

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway kula hadlayey magaalada Oslo ayaa ka warbixiyay xaaladaha siyaasadda,…

GudahaWararka
June 12, 2024

Wasaaradda Waxbarashada maamul-goboleedka Puntland oo sooratay go’aamo lagu xakamaynayo Cudurka COVID19

Wasaaradda Waxbarashada maamul-goboleedka Puntland oo sooratay go'aamo lagu xakamaynayo Cudurka COVID19. Halkan ka aqriso Qoraalka ay soo saartay WW Puntland.

GudahaWararka
April 11, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023