Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose iyo Guddiga Iskaashatooyinka oo kulmay
    May 4, 2026
    Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 4, 2026
    Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo diray qalabkii doorashada qof iyo codka ah ee Koonfur Galbeed
    May 4, 2026
    Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray liiska goobaha codbixinta doorashada  Koonfur Galbeed
    May 4, 2026
    Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho
    May 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Juventus oo bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Juventus oo bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea
Ciyaaraha

Juventus oo bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 10, 2019
1 Min Read
Share

Turin(SONNA)- Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Juventus ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddiga ka tirsan Chelsea ee Emerson.

Warsidaha Calciomercato ayaa warinaya in Juventus ay indhaha ku hayso inay la soo saxiixato daafaca garabka bidix ee Chelsea, Emerson Palmieri bisha Janaayo ee sanadka cusub.

Xiddiga xulka qaranka Tayaaniga ayaa heshiis ku eg sanadka 2022-ka kula Chelsea, waxaana uu haatan ka fiirsanayaa soo jeedinta ka timid Blues ee ah in qandaraaskiisa la kordhin doono oo la gaarsiin doono illaa sanadka 2024-ka.

Laakiin tababare Maurizio Sarri, kaasoo ku soo daawaday Emerson kooxda Chelsea ayaa rajaynaya inuu shaxdiisa Juve ku soo darsado bartamaha xilli ciyaareedkan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose iyo Guddiga Iskaashatooyinka oo kulmay

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kulan la qaatay iskaashatooyinka ka howlgala gobolkaas, waxaanna kulanka…

May 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium

Muqdisho(SONNA)- Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium.…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Waa tee kooxda ka dheesha Premier League ee la xiriirtay Jose Mourinho si uu macallin ugu noqdo?

England(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Tottenham ee ka dheesha horyaalka Premier League Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay la xiriirtay macallin Jose…

Ciyaaraha
October 16, 2019

Cristiano Ronaldo oo doonaya inuu dhaafo Rikoodhka halyeega reer France ee Michel Platini.

Turin(SONNA)-Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu sii wado bandhigiisa cajiibka ah uu ka sameynayo kooxda Juventus, isla markaana uu rikoodh cusub…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Edinson Cavani oo go’aankiisa kama dambaysta ah hor dhigay Kooxdiisa Paris Saint-Germain.

Paris(SONNA)-Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG ee Edinson Roberto Cavani ayaa lagu soo waramayaa inuu ku jiro maalmihiisii ugu dambeeyay ee…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023