Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay wafdi kormeer ah
    April 18, 2026
    Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo Kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Koonfur Galbeed
    April 18, 2026
    Shirka Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga Dalka oo Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay
    April 18, 2026
    Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyay Toddobaadka Qaran ee Dhir-beerista
    April 18, 2026
    Ciidanka Xoogga oo deeq raashin ah gaarsiiyay dadka abaartu ku saameysay degmada Raaga Ceelle
    April 18, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Inter Milan oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Inter Milan oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
Ciyaaraha

Inter Milan oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 10, 2019
2 Min Read
Share

Milano (SONNA). Sida ay shaaca ka qaadeen wararka ka imaanaya gudaha Talyaaniga kooxda Inter Milan ayaa soo bandhigtay liis ka kooban afar ciyaaryahan ee khadka dhexe ah, si midkood ay ula saxiixdaan suuqa furmi doono bisha Janaayo ee soo aadan.

Nerazzurri ayaa waxay qorsheeneysaa inay buuxiso booskii uu kaga baxay xiddiga reer Belgian ee Radja Nainggolan, kaasoo si amaah ah ugu dhaqaaqay kooxda Cagliari ee isla dalka Talyaaniga.

Warar horudhac ah ayaa waxay sheegayeen in Antonio Conte uu aad u daneynayay xiddiga reer Chile ee Vidal, laakiin wadahadalada heshiiskaas ma aysan dhicin.

Sida laga soo xigtay wargayska “Tuttosport” ee dalka Talyaani afarta ciyaaryahan uu magacaabay tababare Antonio Conte si uu ula saxiixdo midkood ayaa waxaa ka mid ah Ivan Rakitic (Barcelona), Donny van de Beek (Ajax), Nemanja Matic (Manchester United) iyo Milinkovic Savic (Lazio).

Wargayska “Tuttosport” ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu sii tilmaamay in xulashada ugu qiimaha yar ee afartan xiddig uu yahay xiddiga kooxda Manchester United ee Nemanja Matic, kaasoo qandaraaskiisa Red Devils uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Dhinaca kale Donny van de Beek ayaa ka mid ah xiddigaha ay Real Madrid bar-tilmaameedka ka dhiganeyso, si ay ula saxiixato suuqa kala iibsiga ee soo aadan, ama dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Arrintan ayaa ka dhigeysa in kooxda Inter Milan ay dharbaaxi xoogan la damacsan tahay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, maadaama liiska afartan xiddig ay ku jiraan xiddigaha Ivan Rakitic oo Barca ka tirsan iyo van de Beek oo bar-tilmaameed u ah Los Blancos.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay wafdi kormeer ah

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali,…

April 18, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Infantino iyo Wenger oo ammaanay horumarka kubadda cagta Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Guddooomiyaha xiriirka kubbadda cagta soomaaliyeed mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa la kulmay madaxweynaha kubbadda Cagta aduunka Gianni Infantino iyo Arsen…

Ciyaaraha
February 12, 2024

Wakiillo ka socda Kooxda Juventus oo daawaday saddex ka mid ah xiddigaha Liverpool iyo Tottenham kulankii ka dhacay Anfield

Liverpool (SONNA)_Wakiillo ka socda kooxda Juventus ayaa soo daawaday saddex ka mid ah xiddigaha kooxaha Liverpool iyo Tottenham, waxaana ay…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena

Nairobi, (SONNA) – Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa hambalyo u diray kooxda kubadda…

Ciyaaraha
September 28, 2025

“Neymar qalad ayuu sameeyay kaddib markii uu baxay, haatanna wuxuu dareemayaa qoomamo” – Messi

Barcelona (SONNA)- Lionel Messi ayaa xaqiijiyay in saaxiibkiisii hore ee Neymar uu sameeyay qalad kaddib markii uu kooxda ka tagay…

Ciyaaraha
October 10, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023