Gudaha
Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada La Wadaagtay Xogta Dhaawacyada iyo Dhimashada Ka Dhalatay Weerarradii Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah ka soo saartay dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgalkada hub ka dhigista ee Ciidamada Amniga ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda
La wadaag

