calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

R/wasaare Rooble oo kulan casho ah la qaatay Guddiga Doorashooyinka ee heer federaal

R/wasaare Rooble oo kulan casho ah la qaatay Guddiga Doorashooyinka ee heer federaal
R/wasaare Rooble oo kulan casho ah la qaatay Guddiga Doorashooyinka ee heer federaal — SONNA
Muqdisho.(SONNA)...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magalada Muqdisho kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer ee federal. Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa Guddiga ku bogaadiyey dadaalka iyo hannaanka shaqo ee ay u wadaan howlaha  ku saabsan doorashooyinka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ,waxa uu kula dardaarmay guddigaasi in ay doorashada u maamulaan si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.    
La wadaag