Gudaha
Danjiraha JFS ee Sacuudiga oo la kulmay Guddoomiyaha Hay'adda Guud ee Gaadiidka

Xayeysiis
Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Safaaradda JFS ee Dalka Sacuudiga Mudane Mohamed Amin Sheikhosman ayaa Maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda Guud ee Gaadiidka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane injineer Fawaaz Al-Suhli.
Labada Mas’uul, waxay ka wada hadleen sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo wax wada qabsiga, gaar ahaan isku socodka gaadiidka Badda ee labada Dal.



La wadaag



