calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Marocco iyo Guinea  oo guulo ka gaaray tartanka kubadda cagta ee qaaradda Africa

Marocco iyo Guinea  oo guulo ka gaaray tartanka kubadda cagta ee qaaradda Africa
Marocco iyo Guinea  oo guulo ka gaaray tartanka kubadda cagta ee qaaradda Africa — SONNA
Muqdisho(SONNA):-Marocco iyo Guinea  oo guulo ka gaaray tartanka kubadda acagta ee qaaradda Afrika.Xulka qaranka ee Morocco ayaa caawa guul ka gaaray dhiggisa  Ghana kadib marki ay ku kulmeen tartanka kubadda cagta ee qaaradda Afrika ee ka socda dalka Cameron. Gool uu dhaliayay weeraryahanka lagu magacaabo Sofiane Boufal daqiiqadii 82-aad ayaa u suura gelisay ciyaariyahanada xulka Morocoo inay dhadhamiyaan guushoodi ugu horeysay tartanka sanadkan. Dhanka kale, xulka Guinea ayaa 1-0 uga badiyay xulka Malawi, ciyaar iyaduna caawa dhacday. Waxaa isha lagu wada haaya ciyaarta dhax mari doonta  xulalkla Comoros iyo Gabon oo dhawaan billaaban doonta.
La wadaag