calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Ciidamada Daraawiishta oo Howlgal ka sameeyay Deegaano dhaca Koonfurta galmudug

Ciidamada Daraawiishta oo Howlgal ka sameeyay Deegaano dhaca Koonfurta galmudug
Ciidamada Daraawiishta oo Howlgal ka sameeyay Deegaano dhaca Koonfurta galmudug — SONNA
Muqdisho(SONNA)-Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaaa maanta Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay Deegaanno badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug. Saraakiisha ciidmada Daraawiishta Galmudug ayaa shegeeyn in howlgalku ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay loogana hortagayo dhuumaalaysiga Nabad diidka Al shabaab ku yimaadaan Deegaanadaas. Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa dhawanahan howlgallo lagu baacsanayo Nabad diika Al-shabaab waxa ay ka wadeen degaanno badan oo katirsan Gobolka mudug
La wadaag