calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Ra'iisal wasaare Xamse oo xilka u kala badalay laba wasiir ku xigeen

Ra'iisal wasaare Xamse oo xilka u kala badalay laba wasiir ku xigeen
Ra'iisal wasaare Xamse oo xilka u kala badalay laba wasiir ku xigeen — SONNA

Xayeysiis

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilalka isu kala weeydaariyay labo xubnood oo ka tirsan xukuumadda, waxayna kala yihiin.

1- Mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XJFS

2- Mudane Xuseen Cali Xaaji waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa labadan mas’uul faray in ay xilka ula wareegaan si degdeg ah, islamarkaasna dardargaliyaan hawlaha qaran ee u yaala, kulana dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.

La wadaag