Wararka
Wasaaradda Haweenka oo magacowday Golaha Haweenka Qaranka
Wasaaradda Haweenka ayaa tixgalisay baahida loo qabo madal Qaran oo Haweenka matasha.

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magacowday Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.


La wadaag



