Wararka
Sawirro: Xafladda Xiritaanka Toddobaadka Xorriyadda oo Muqdisho ka socota
Munaasabadda ayaa loogu mahadceliyey guddiga qabanqaabada xuska Maalmaha Xorriyadda oo sanadkan si meeqaam sare leh loo agaasimay

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galaya xafladda xiritaanka Toddobaadka Xorriyadda.












La wadaag



