calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Howl-wadeenno ka tirsan xubnaha Doorashooyinka Qaranka oo tababar muhiim ah loo furay

Howl-wadeenno ka tirsan xubnaha Doorashooyinka Qaranka oo tababar muhiim ah loo furay
Howl-wadeenno ka tirsan xubnaha Doorashooyinka Qaranka oo tababar muhiim ah loo furay — SONNA

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka daahfuray tababarka howl-wadeennada maalinta doorashada ee Dowlad-goboleedka Galmudug.

Guddoomiye Maxamed Cumar Sanatar oo furay tababarkan muhiimka ah ayaa kula dardaarmay howl-wadeennada in ay ka faa'ideystaan tababarkan xoogga saaraya arrimaha doorashooyinka.

Deegaannada Galmudug, waxaa si dar-dar ah uga socda ololaha doorashooyinka qof iyo codka ah ee ay shacabka ku dooranayaan hoggaankooda.

La wadaag