Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta la wareegay xilka maamulka koofur galbeed
    June 11, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda gaaray magaalada Jowhar
    June 11, 2026
    Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed
    June 11, 2026
    ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง l๐š๐ ๐ฎ d๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ q๐š๐š๐›-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž m๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š m๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ lagu qabtay
    June 11, 2026
    Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Muqdisho lagu qabtay
    June 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka โ€˜Curadโ€™
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
Reading: Xaflad diimeed oo sababtay dhimashada 44-ruux oo Israel ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Xaflad diimeed oo sababtay dhimashada 44-ruux oo Israel ah
Caalamka

Xaflad diimeed oo sababtay dhimashada 44-ruux oo Israel ah

By Kulane
Last updated: April 30, 2021
1 Min Read
Share

Ugu yaraan 44 qof ayaa lagu dilay isbuurasho ka dhacday xaflad diimeed oo lagu qabtay Buurta Meeroon ee dhacda waqooyiga bari ee Israaโ€™iil.

Madaxa gurmadka degdegga ah ee qaranka Magen David ayaa sheegay in boqolaal kale lagu dhaawacay xaflad diimeedkaasi oo sanadkiiba mar lagu qabto buurtaasi oo ah goob lagu soo bandhigo dhaqan diimeedka.

Raiisel wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ku tilmaamay dhacdadaasi musiibo culus wuxuuna u duceeyay dadkii wax ku noqday shilkaasi.

Tobanaan kun ayaa lagu soo waramayaa inay ka soo qeyb galeen xafladdaasi, taasoo ka dhigeysa dhacdadii ugu xumeyd ee soo marta dalkaasi marka laga reebo dhimashada cudurka coronavirus .

Warar ayaa sheegay in dhimashada ay sababeen burbur ka dhashay dhismaha qeyb ka mid ah goobtaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta la wareegay xilka maamulka koofur galbeed

Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay…

June 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa

Turkiga ayaa qorsheynaya inuu maalgaliyo,isla markaana ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee guud ahaan dalka sida laga soo xigtay ilo-wareedyo ka…

Caalamka
June 27, 2025

Diyaaradaha Israaโ€™iil oo duqeeyay Marinka Qaza

Diyaaradaha dagaalka ee Israaโ€™iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ku qaaday saddex goobood oo kala duwan oo ku yaalla marinka…

Caalamka
January 7, 2023

Sudan: Al-bashir oo lagu xukumay 2-sano oo dhaqan celin ah

Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar al-Bashiir ayaa lagu xukumay laba sano oo xabsi dhaqan celin ah ,ka dib kolkii lagu…

CaalamkaWararka
December 14, 2019

Madaxweynaha Burkiina Faaso oo xilka ka qaaday R/Wasaarihii dalkaasi

Madaxweynaha Burkiina Faaso Roch Marc Christian Kabore ayaa shaqada ka ceyriyay ra'iisul wasaarihii dalkaaasi,iyadoo ay sii kordhayaan qalalaaso ย dhanka ammnia…

Caalamka
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023