Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐ž๐ฒ ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒa๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข๐ง๐ข
    May 7, 2026
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka difaaca labada dal
    May 7, 2026
    Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada
    May 6, 2026
    Wasiir Fiqi oo kormeer ku tagay xarunta shirkadda ASFAT ee Turkiga
    May 6, 2026
    Soomaaliya oo safiir aan joogto ahayn ku yeelanaysa Tunisia
    May 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Waa muhiim in la qaato tallooyinka bulshada ee kaabaya dastuurka (faallo)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waa muhiim in la qaato tallooyinka bulshada ee kaabaya dastuurka (faallo)
GudahaMaqaallada

Waa muhiim in la qaato tallooyinka bulshada ee kaabaya dastuurka (faallo)

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
4 Min Read
Share

Marka laga yimaado dastuurka Eebe,ee loo jideeyay in lagu maamulo dunidan,waxaa jira nidaam sharci oo macmal ah ama ay sameeyaan aadaha,kaas oo shucuubta caalamka ay u adeegsadaan in lagu maareeyo nolosha,isla markaana lagu ilaaliyo dad,dal iyo maamul jira.

Datuurka Soomaaliya ee lagu saleeyay nidaamka federaalka ee aan qaadanay,wuxuu ogolaanayaa dhismaha Maamul Dowladnimo oo ka soo bilowda gunta hoose ama ka soo bilowday heer degmo illaa heer gobol ,kaas oo bulshadu wadaageyso dowlad dhexe ,dowlad goboleedyadana ay u madax bannaan yihiin maamulkooda hoose.

Haddaba,todobaadkaan waxaa la soo gabagabeeyay wareegii ugu dambeeyay ee wadatashiyada dadweynaha ee ku aadanaa geeddi -socodka dib -u -eegista dastuurka Soomaaliya, iyadoo xubnaha bulshadu ay fikirkooda ka dhiibteen arrimaha bulshada ee lagu qorayo qoraalka qabyada ah ee dastuurka, si loo ilaaliyo xuquuqda dadka muwaadinka ah.

Aragtida ku aadan dib u eegista dastuurka oo ay taageerayaan Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM),waxa qayb ka ah dadaallada wacyigelinta ee ay wadaan Wasaaradda Dastuurka, si loo helo fikrado kala duwan oo lagu kabo ama lagu daro hannaanka dib -u -eegista ee hadda socda,iyadoo marna aan la khilaafeynin rabitaanka dadka Soomaaliyeed ee ku kala baahsan gudaha dalka oo dhan

Howsha ugu badan ee lagu ururinaayo aragtiyada ku aaddan dib u eegista dastuurka cusub,waxaa wada Wasaaradda Arrimaha Federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya Dowlad Goboleedyada,waxaana maamuladaasi lagu qabtay kulamo wacyigalin ah oo dadweynuhu ay kaga doodayaan qoraalka qabyada ah ee dastuurka.

Mawduucyada muhiimka ah ee illaa hadda ay soo jeediyeen dadka ama ay ka dhiibteen fikirkooda waxaa ka mid ah tabashooyinka saameynaya bulshada Soomaaliyeed,gaar ahaan xuquuqda dadka naafada ah, caddaaladda, amniga, matalaad xaq ah oo loo siman yahay, awood-qaybsiga, xuquuqda haweenka iyo dhallinyarada, qaybsiga kheyraadka iyo maqaamka Muqdisho.

โ€œIn ka badan boqolkiiba toddobaatan dadweynaha maanta waxay si fiican u fahmeen dastuurka marka loo eego afar sano ka hor, โ€ayuu yiri Agaasimaha Wacyigelinta Dadweynaha ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Abdikani Ali Adan.

Kulamada loo qorsheeyay dib u eegista dastuurka iyo jawaabaha ka soo baxaya fadhiyadaasi waxa ay u baahan yihiin in wacyigelinta la gaarsiiyo illaa heer degmo , tuulo iyo gobol,iyadoo bulshada loo soo bandhigayo horumarka ilaa hadda la gaaray, caqabadaha lala kulmay iyo habka loo marayo qoraalka dastuurka cusub ee soo bilowday sanadkii 2012-kii.

“Waxaan helnay aragtiyo, waxaan ka jawaabnay su’aalo, waxaan dadka la wadaagnay macluumaad afartii sano ee lasoo dhaafay,Waxaanna rajeyneynaa in dastuurkaan uu noqon doono mid miro dhal u ah dadka iyo dalka”ayuu yiri Agaasimaha wacyigelinta Wasaaradda Dastuurka.

Waxaa haboon in dastuurka cusubi uu noqdo mid aan dhibaatooyin u keeneyn shacbiga,isla markaana fududeeya in qofku meeshii uu doono uu ka heli karo adeegyada aasaasiga ah ee xagga nolosha,lagana gudbo caqabadaha uu yeelan karo nidaamkaan iyadoo mudnaanta la siinayo dhismaha maxkamad dastuuri ah oo ilaalisa sharciyada iyo danta dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Waa muhiim in la tixgaliyo tallooyinka bulshada ee kaabaya dastuurka,sidaa daraadeed,waxaa qasab ah in la caddeeyo isbadal kasta oo ku yimaada dastuurka,si loogu hogaansamo waxa uu xambaarsan yahay nidaamkaas oo gabagabadii la imaan kara ย isku duubni iyo horumar guud.

W/Qoray Shire Xasan Kulmiye

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐ž๐ฒ ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒa๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข๐ง๐ข

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga…

May 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madasha garyaaqannada Soomaaliyeedโ€œGobonnimada iyo Midnimadeeda dhuleeed ee JFS waa lama taabtaanโ€

Muqdisho,(SONNA):- War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Garyaaqannada Soomaaliyeed ayaa lagu yiri sida tan. Madasha Garyaaqannada Soomaaliyeed oo…

GudahaWararka
January 18, 2024

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo sheegtay in qasaaraha dhimashada fatahaaduhu ay korortay

Muqdisho (SONNA): Hay'adda maaraynta musiibooyinka ayaa war ay maanta soo saartay ku sheegtay in qasaaraha dhimashada ee ilaa hadda laga…

GudahaWararka
November 15, 2023

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Warfaafinta SSC-Khaatumo

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxnaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay madaxda…

GudahaWararka
April 13, 2025

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal nadiifin ah ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo nadiifin ah ka fuliyay dhulka howdka ah ee waqooyiga deegaanka Jabad-Godane,…

GudahaWararka
February 1, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023