Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    HALGANKA NOLOLEED EE XOOG-MAALATADA
    May 23, 2026
    Wasiir Xasan Eelaay oo lagu soo dhoweeyay Qansaxdheere
    May 23, 2026
    Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka
    May 23, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)
    May 23, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha oo aqoon kororsi u furay Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir
    May 23, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Qaramada Midoobay oo ka walaacsan gantaalada loo adeegsado tareenada ee W/Kuuriya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Qaramada Midoobay oo ka walaacsan gantaalada loo adeegsado tareenada ee W/Kuuriya
Caalamka

Qaramada Midoobay oo ka walaacsan gantaalada loo adeegsado tareenada ee W/Kuuriya

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
1 Min Read
Share

Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isugu tagay  kulan degdeg ah oo ay albaabadu u xirnaayeen,isla markaana looga hadlaayey tijaabadii ugu dambeysay ee K/Woqooyi ay ku sameysay  gantaalada ballistic -ga ah oo loo arko halis weyn sida uu sheegay safiirka Faransiiska u fadhiya Qaramada Midoobay, Nicolas de Riviere.

Ka qeybgalayaasha kulankaasi ayaa isku afgartay in la cambaareeyo tijaabooyinkasi oo Kuuriyada Waqooyi ay ku tilmaantay  in la bilaabay nidaamka gantaalaha ee loo adeegsado  tareenada.

“Tani waxay khatar weyn ku tahay nabadda iyo amniga, waana xadgudub cad oo ka dhan ah go’aannada Golaha,” ayuu yiri” safiirka Faransiiska .

Gantaaladii ugu dambeeyay ee ay ridday Kuuriyada Waqooyi ayaa ah tijaabo cusub oo loo adeegsado ama ay qaadaan tareenada,si looga hortagto awood kasta oo khatar ku ah dalkaasi, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee W/ Kuuriyada.

Gantaaladaasi ay maalinimadii Arbacada ay tijaabiyeen W/Kuuriya ayaa lagu waramay in ay jareen masaafo dhan 8-boqol oo Km, ka hor inta aysan ku dhicin bartilmaameedka badweynta bari ee Kuuriyada Waqooyi .

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

HALGANKA NOLOLEED EE XOOG-MAALATADA

Muqdisho,(SONNA):- Booqasho gaar ah ayaan ku tagay Kawaanka Malaayga ee ku yaalla degmada Xamarweyne, halkaas…

May 23, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga oo ku dhintay da’da 86

Silvio Berlusconi, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano  ee dalkaasi,isagoo da'diisa lagu sheegay  86-jir Wuxuu…

Caalamka
June 12, 2023

 Israel oo loogu baaqay in ay joojiyaan weerarrada ka dhanka ah Suuriya

Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa walaac ka muujiyay duqeymaha cirka ah ee Israel ay ka waddo gudaha Dalka Suuriya,…

Caalamka
December 13, 2024

Qaramada Midoobay oo canbaareysay dilkii madaxweynihii Heyti

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka  Haiti  Jovenel  Moise. Golaha ayaa…

Caalamka
July 8, 2021

Sacuudi Carabiya oo ajaanibta la tallaalay u ogolaaday gudashada Cumrada

Maamulka Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la bilaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira dadka doonaya gudashada Cumrada,gaar…

Caalamka
August 8, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023