Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maxaad kala socotaa Fadliga Soonka maalinta (Caashuuraa) iyo sababta ay ku timid?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Maxaad kala socotaa Fadliga Soonka maalinta (Caashuuraa) iyo sababta ay ku timid?
CaalamkaWararkaWaxbarashada

Maxaad kala socotaa Fadliga Soonka maalinta (Caashuuraa) iyo sababta ay ku timid?

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 8, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban Naxriis iyo Nabadgeliyo korkiisa ha ahaatee, kaasi oo faaโ€™iido weyn u ah umadda Muslimiinta oo Alle kaga dembi dhaaf dalbanaya.

Hadaba maqaalkan kooban oo ay diyaarisay Wakaaladda SONNA ayaan bulshada ugu faah faahin doonaa si kooban faa,iidada ay leedahay in la soomo maalintani oo ku began beri oo taariikhdu ay tahay 9/9/2019 ama Hijiriyada 10 bisha Muxaram sanadka 1441.

Maalintaย (Caashuura)ย waa Maalinta Sagaalaad ee bisha Muxarram ama Soomaalida ay u taqaano (zako) waa Maalintii Alle uu badbaadiyay Nabi Muuse iyo qowmkiisa fircoonna halaagay

TAARIIKHDA MAALINTA CAASHUURA.

Taariikhda maalintaย (Caashuura)ย sida ay ku timid waxaa la wariyaa inay ahayd in rasuulka SCW markuu u soo hijrooday Magaaladii Madiina,waxaa uu ku arkay yahuudda dagan magaaladaasi oo sooman,markaas ayuu ku yiri waa maxay maalinkaan aad soomaysaan.

Yahuudii ayaa markaas ku jawaabeen.

โ€œMaanta waa maalin weyn waa maalin farxadeed,waa maalin mahadnaq,waa maalintii uu Alle badbaadiyay Nabi Muuse,islamarkaana uu halaagay Fircoon iyo qowmkiisa.

Rasuulka CSW ayaa maalinkaasi soomay,isagoo Alle kaga mahadcelinaya wuxuuna yiriโ€

โ€œMuuse anagaa idinkaga xaqnima badan,dadkana wuxuu faray inay soomaan, Marka la eego taariikh ahaan Sandkii labaad ee hijriyada,Soonka Cashuura wuxuu ahaa mid waajib ah,balse markii muslimiinta lagu waajibiyay bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa la joojiyay waajibnimada Soonkaย (Caashuura)ย oo waxaa laga dhigay mid sunno ah,oo qofkii doona sooma qofkii doonana ka taga,balse muhiimad iyo fadli badan leh.

Fadliga Soonka Caashuura

Soonka maalintaย (Caashuura)ย Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay,balse waxaynu soo qaadanaynaa xadiiska uu warinayo saxaabiga Cabdullaahi Ibnu Cabaas Nabiga CSW waxa uu yiriโ€ soonka maalinta Caashuura waxaan Alle kaga ajar xisaabsanayaa inuu ii dhaafo dembiyadiiย  sanadkii tagayโ€.

Hadaba maalinkaas in lasoomo waa sunno muhiim ah,oo aad u fadli badan waxaana loo baahanyahay in lasoomo maalintaย (Caashuura)ย maalinta ka horeysa 9aad ama maalinta ka dambeysa ee 11 aa-d si yahuudda loo khilaafo,maadama ay soomayaan Maalinta Caashuura keliya.

ย W/Q Ibraahiim Azhari

Edit/Cali C/qaadir Caliย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladdaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Arrimaha islaamka

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo dhowaan safar shaqo ku…

GudahaWararka
January 28, 2026

Doorashada madaxtinimmo ee Puntland oo goordhow Garoowe ka bilaabatay

Garoowe(SONNA):-Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ka ka bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.…

GudahaWararka
January 8, 2024

Ururka caalamiga ah ee culimada Islaamka oo cambaareeyey weerarki Liido

Doha (SONNA): Ururka Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si adag u cambaareyey weerarkii argagixiso ee ka dhacay Muqdisho, wuxuuna…

GudahaWararka
August 5, 2024

Wasiirka Gaashaanshiga Jasiiradda Komoros oo si hab-maamuus leh looga sagootiyay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf…

GudahaWararka
July 20, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023