Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tababarka warbaahinta Nabadda oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
    April 8, 2026
    Wasiirka amniga oo qaabilay danjiraha Switzerland
    April 8, 2026
    Soomaaliya oo safiir aan dagenayn ku yeelanaysa Belarus
    April 8, 2026
    Wafdi ka socda Soomaaliya oo Nairobi uga qaybgalaya madasha magaalooyinka Afrika
    April 8, 2026
    Wasiir Maareeye oo qaabilay madaxa xafiiska FAO ee Soomaaliya
    April 8, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Jacob Zuma oo hada ah maxbuus ayaa loo ogolaaday inuu ka qeyb galo aaska walaalkiis
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Jacob Zuma oo hada ah maxbuus ayaa loo ogolaaday inuu ka qeyb galo aaska walaalkiis
CaalamkaWararka

Jacob Zuma oo hada ah maxbuus ayaa loo ogolaaday inuu ka qeyb galo aaska walaalkiis

By Agaasimaha SONNA
Last updated: July 22, 2021
1 Min Read
Share

Muqdisho…SONNA…Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo hadda maxbuu ah ayaa loo golaaday inuu xabsiga ka bixi karo si uu uga qeyb galo aaska walaalkiis.
Zuma walaalkiis Michael ayaa la filayaa in gelinka dambe ee maanta lagu aaso magaalada Nkandla, oo ah meel aad loogu jecel yahay Jacob Zuma .
Michael ayaa ku dhintay isagoo ku jira da’da 77 kadib xanuun muddo hayey, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha ee dalkaas.
Zuma oo hadda 79 jir ah ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah, ka dib markii lagu eedeeyay denbiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin inuu xaqiray hey’adaha garsoorka ee dalkaas iyo masuqmaasuq.

Xariga Zuma kadib, waxaa ka dhacay dalka Koonfur Afrika bannaan baxyo wata rabshado kuwaas oo sababay dhimashada dad ka badan 200 oo qof iyo boobka hanti fara badan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Tababarka warbaahinta Nabadda oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiir ku-xigeenka…

April 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Xariga ka jaray Machadka sare ee daraasaadka amniga+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xarigga ka jaray machadka sare ee daraasaadka amniga oo…

WararkaWargayska
August 2, 2020

Munaasabado lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Goldogob

Muqdisho:(SONNA)-Munaasabadda xuska 60 guuradii kasoo wareegtay markii Goballada koofureed xuroobeen oo xalay lagu qabtay dagmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa…

Wararka
July 1, 2020

Muwaadiniintii Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Suudaan oo ka soo ambabaxay halkaasi+Sawirro

Suudaan(SONNA). Waxaa maanta Magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ka soo ambabaxay 112 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah, kuwaas oo muda…

Wararka
July 15, 2020

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay madasha diblumaasiyadda ee Antalya

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeybgalay Madaxda Caalamka, furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga.…

GudahaWararka
April 12, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023