calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Caalamka

In ka badan shan kun oo ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya

In ka badan shan kun oo ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya
In ka badan shan kun oo ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya — SONNA
Ugu yaraan 3,419 dhimasho ayaa laga soo sheegay Turkiga, halka 1,581 qof ay ku dhinteen Suuriya. Tirada dhimashada ayaa laga yaabaa inay sii korodho. Yunus Sezer, oo ah madaxa hay'adda AFAD, ayaa sheegay in 15,384 qof oo dheeraad ah ay ku dhaawacmeen Turkiga, halka 6,217 dhismo ay dumeen. 16,400 oo shaqaalaha gurmadka ah ayaa ka howlgalaya goobaha ay dhibaatadu ka dhacday,waxaana Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, uu tilmaamay in si wadajir ah ay uga gudbi doono masiibadaasi.
La wadaag