Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah
    April 20, 2026
    Safiirka JFS ee Dalka Hindiya oo la kulmay Madaxweynaha Sri Lanka
    April 20, 2026
    Wasiirka amniga gudaha oo qaabilay Danjiraha Shiinaha
    April 20, 2026
    Wasaarada beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aaddan caqabadaha Beeraleyda haysta
    April 20, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    April 20, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday iskaashi militeri
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday iskaashi militeri
CaalamkaWararka

Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday iskaashi militeri

By Axmed Caato
Last updated: April 11, 2021
1 Min Read
Share

Masar.(SONNA):- Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo ka mid ah dowladaha uu maro wabiga Nile.

Afhayeenka ciidamada Masar, Taamir al-Rifaaci ayaa sheegay in abaanduulaha ciidamada Masar Maxamed Fariid iyo taliyaha ciidmada Burundi Prem Nyongabo ay ku kulemeen magaalada Qaahira iyagoo kawada hadlay iskaashiga militeri ee labada dal.

Labada dhinac ayaa wada hadalada kadib kala saxiixday  iskaashi militeri oo ay ku jiraan tababaro iyo isweydaarsiga khibradaha kala duwan ee labada dal.

Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo maalmo ka hor Masar iyo Uganada  kala saxiixdeen heshiis ku saabsanaa iskaashiga amniga iyo sirdoonka.

Dowladda Masar ayaa walaac badan ka qabta mashruuca biya xireenka Itoobiya, waxeyna dadaal badan ku bixineysa sidii ay uga hortegi leheed dhameystirka biya xireenka oo laga yaabo inuu saameyn ku yeesho saamiga biyaha Masar ee wabiga Nile.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah

Muqdisho,(SONNA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

April 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xukuumadda Oo Dib u Fureysa Duullimaadyada Gudaha Dalka

Muqdisho (SONNA)-Shir golaha Wasiirradu maanta ay yeesheen oo uu Guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed…

Wararka
July 2, 2020

Madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta galinkii danbe lagu aasay Garoowe

Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,Madaxweynaha Puntland Saciid…

Wararka
July 15, 2020

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shir looga hadlayey dhaqaalaha dalka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay…

Wararka
November 10, 2020

Howlgallo qorsheysan oo ka socda degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe 

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay gudaha degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada, oo kaashanaya…

GudahaWararka
April 7, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023