Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Biljimka oo qabatay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan doorashooyinka
    May 10, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay kulan u dhexeeyey Dowladda iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub 
    May 10, 2026
    Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeyb Gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee ITF
    May 10, 2026
    Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan DFS oo qeyb ka ah dadka ka codeynaya doorashada ka socota KGS
    May 10, 2026
    Hoggamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeeray goobaha ay ka socoto cod-bixinta  doorashooyinka 
    May 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo lagu weeraray Sacuudi Carabiya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo lagu weeraray Sacuudi Carabiya
Caalamka

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo lagu weeraray Sacuudi Carabiya

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
1 Min Read
Share

Wararka ka imaanaya dalka Sacuudi Carabiya, ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 qof ay ku dhaawacmeen weerar ay fulisay diyaarad Dronis ah oo lala beegsaday garoon diyaaradaha magaalada Jazan oo ku dhow xadka dalka Yemen .

Wakaalladda Wararka Sacuudiga (SPA) ayaa sheegtay in weerarkaaso ii dhacay fiidnimadii xalay lala beegsaday Garoonka King Abdullah,halkaasi oo burbur ka yimid daaqadaha wajiga garoonka ay sababeen dhaawacyo.

Lix qof oo Sacuudiyaan ah, saddex u dhalatay Bangladesh iyo hal qof oo Suudaan ah ayaa ka mid ahaa dadka ku dhaawacmay weerarka koowaad.

Afhayeenka isbahaysiga uu Sacuudigu hogaaminayo, ayaa sheegay in dhowaan ay qabteen diyaarad Dronis ah oo laga soo buuxiyay ay walxaha qarxa.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Biljimka oo qabatay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan doorashooyinka

Muqdisho(SONNA):-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Biljimka, oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha jaaliyadda Mudane Middane Farxaan…

May 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

30 ruux oo lagu la’yahay dooni ku qallibantay badda mediterraneum

Illa 30 qof ayaa la la’yahay, 17 kalena waxaa laga soo badbaadiyay bartamaha badda Mediterranean-ka, kadib markii doonidii ay la…

Caalamka
March 13, 2023

Ecuador oo lagu dilay musharax madaxweyne iyo xaalad degdeg ah oo la soo rogay

Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Ecuador Guillermo Lasso ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo socon doonta muddo 60 maalmood…

Caalamka
August 10, 2023

Xi Jinping oo K/Afrika kaga qeybgalaya kulanka dalalka ku bohoobay Ururka BRICS

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo…

Caalamka
August 18, 2023

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in xal loo helo  dadka tahriibka ah ee ku safra badaha

Hay'adaha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay tallaabo degdeg ah inay qaadaan Midowga Yurub si looga hortago dhimasho kale oo ka…

Caalamka
June 17, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023