
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: "MIDNIMO SOOMAALIYEED WAXA AY KU XIRANTAHAY WADAJIRKA CULUMAA'UDIINKA SOOMAALIYEED"
Waxaa qoray Mohamed — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka Sooma…






