calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Aqalka sare

Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Aqalka sare
Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Aqalka sare — SONNA
Muqdisho-(SONNA)-Ra’isul Wasaaraha XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare  ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  iyo Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Wadatashi iyo gorfeyn ka dib waxaa la isla gartay in Guddoomiye Cabdi Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare  ku-xigeenku muddo kooban xal uga soo gaaraan kala aragti duwanaashahooda arrimaha doorashooyinka si ay u qabsoonto doorashada xubnaha labada Aqal ee gobollada Waqooyi.
La wadaag