calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Caalamka

Laba askari oo ku dhimatay shil diyaaradeed oo ka dhacay Israa’iil

Laba askari oo ku dhimatay shil diyaaradeed oo ka dhacay Israa’iil
Laba askari oo ku dhimatay shil diyaaradeed oo ka dhacay Israa’iil — SONNA
Tel aviv-(SONNA)-Laba askari ayaa geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray markii ay bur-burtay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay lahaayeen ciidanka cirka ee Isra’il. Diyaaraddan ayaa ku bur-burtay aroornimadii hore ee saakay xeebta degmada Xayfa ee badda Mediterranean-ka, xilli ay ku guda jirtay duullimaad tababar ah, sida ay sheegeen miilatariga Yuhuudda.
La wadaag