calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Caalamka

In ka badan 10 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Masar

In ka badan 10 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Masar
In ka badan 10 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Masar — SONNA
Masar.(SONNA):- Guddoomiyaha gobalka Asyuud ee dalka Masar Cisaam Sacad ayaa sheegay in dadka ku dhintay shil gaari oo ka dhacay gobalkaas ay gaarayaan 20 qof. Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray inay 3 qof oo kale ku dhaawacmeeen shilka. Gaariga shilka galay oo ah bas ayaa ka yimid magaalada Qaahira, wuxuuna kusii jeeday gobalada koofureed ee dalka Masar. Dadkii  dhaawacamay ayaa loo qaaday isbitaal si loo daweeyo, halka sidoo kale maydadkii laga qaaday goobta shilku ka dhacay.
La wadaag