calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka
Golaha shacabka oo ansixiyey hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka — SONNA

Xayeysiis

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ay soo gudbisay, waxaana ogolaatay 140 Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa diiday, cid ka aamustay ma jirin. Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare XFS Faarax Cabdulqaadir ayaa Golaha Shacab BJFS uga mahadceliyay ansixinta Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka.
La wadaag