calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Xafiiska Hantidhowrka guud oo gudbiyey warbixinta baarista miisaaniyadda 2025

Gudbinta warbixinnadan waxa ay qayb ka yihiin doorka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ee ku aaddan xoojinta hufnaanta

Xafiiska Hantidhowrka guud oo gudbiyey warbixinta baarista miisaaniyadda 2025
Xafiiska Hantidhowrka guud oo gudbiyey warbixinta baarista miisaaniyadda 2025 — SONNA

Muqdisho (SONNA): Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, oo gudanaya waajibaadkiisa ku xusan sharciyada Maareynta Maaliyadda Guud iyo Hantidhowrka Guud, ayaa maanta oo ah 30ka June 2026, u gudbiyey Labada Gole ee BJFS, Madaxweynaha JFS iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS warbixinnada baarista ee Sannad-Maaliyadeedka Dhammaaday 31ka December 2025, taas oo ka kooban.

Warbixinta Baarista Hantidhowrka Guud ee Warbixin Maaliyadeedka Dowladda Federaalka

Warbixinta Sannadlaha ah ee Baarista U-Hoggaansanaanta Sharciga

Gudbinta warbixinnadan waxa ay qayb ka yihiin doorka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ee ku aaddan xoojinta hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo maamulka maaliyadda guud.

La wadaag