calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Soomaaliya iyo India oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo India oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Soomaaliya iyo India oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal — SONNA

Muqdisho,(SONNA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Hindiya oo ay hoggaaminaysay Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya u qaabilsan (CPV & OIA) Marwo Sripriya Ranganathan.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya, iyagoo sidoo kale wadahadalka diiradda ku saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacyada danta guud, Wadahadalladu ayaa qayb ka ah dadaallada lagu sii xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.

La wadaag