calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka
Hambalyo Maalinta Xorriyadda Dowladda Mareykanka — SONNA

SONNA:-Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka Mareykanka.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay qadarinayso saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhaxaysa labada dal, iyadoo u rajeysay Dowladda iyo shacabka Mareykanka nabad, barwaaqo iyo guulo waara munaasabaddan taariikhiga ah.

La wadaag