calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka oo soo saaray war cusub oo ku aaddan doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka oo soo saaray war cusub oo ku aaddan doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka oo soo saaray war cusub oo ku aaddan doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug — SONNA

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), isagoo tixraacayo kulankii wadatashiga ahaa ee uu la yeeshay ururada siyaasada 4-tii Luulyo 2026, islamarkaana tixgelinaya codsiyadii iyo soo jeedimihii ay ururada u soo gudbiyeen Guddiga ee la xiriiray dib-u-eegista jadwalka doorashooyinka isku sidkan Dowlad gobolleedka Galmudug iyo doorashada guddoonada golaha deegaanka gobolka Banaadir, wuxuu la socod siinayaa dhammaan daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka qodobadan soo socda:

La wadaag