Gudaha
Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay Goobaha Codbixinta doorashada isku-sidkan ee Galmudug

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soodimaha, isaga oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo, si waafaqsan qodobka 8aad ee Sharciga Doorashooyinka iyo qodobka 10aad faqradiisa 7aad ee Sharciga Dhisidda Guddiga, waxa uu shaacinayaa goobaha Codbixinta doorashada isku-sidkan ee Dawlad-Goboleedka Galmudug.
Sidaa darteed, Guddigu waxa uu u caddaynayaa dhinacyada ka qayb galaya doorashada inay ka go’antahay hirgelinta doorasho hufan oo xor ah.



La wadaag



