calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Caalamka

15 qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalka Kenya

15 qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalka Kenya
15 qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalka Kenya — SONNA
Kenya.(SONNA):- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah 15 qof ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay dalkaas. Warka kasoo baxay dowladda ayaa sidoo kale lagu sheegay inay shilka ku dhaawacmeen dad gaaraya 12 qof kadib markii ay isku dhaceen laba bas oo maraayay waddada Malindi-Mombasa. Labada bas ayaa u kala socday magaalada Gaarisa iyo magaalo xeebeedka Malindi oo ku taal koofur bari dalka Kenya. Kumanaan Kenyan ah ayaa sanad walba naftooda ku waaya shilalka ka dhaca waddooyinka kala duwan ee dalkaas.  
La wadaag