Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina
    May 2, 2026
    Soomaaliya oo tallaabo u qaaday Nidaamka Xisaab-xirka iyo lacag-bixinta gaadiidka cirka
    May 1, 2026
    Soomaaliya ayaa qeyb gashay Shir-weynaha 76-aad ee FIFA oo ka dhacay Canada
    May 1, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo bogaadiyey shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 1-da May awgeed
    May 1, 2026
    Hambalyadda maalinta Shaqaalaha Aduunka ee Wasaaradda arrimaha dbadda
    May 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Abiy Axmed oo soo dhisay golaha xukuumaddiisa cusub
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Abiy Axmed oo soo dhisay golaha xukuumaddiisa cusub
CaalamkaSiyaasaddaWararka

Abiy Axmed oo soo dhisay golaha xukuumaddiisa cusub

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 6, 2021
2 Min Read
Share

Addis ababa-(SONNA)-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen.

Saddex xubnood oo ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka ayaa ku soo baxay liiska golaha wasiiradda cusub.

Abraham Belay, oo madax ka ahaa maamulka ku -meel -gaarka ah ee Tigray -ga oo ay dawladdu samaysay ka hor intii aanay xoogagga kacdoonku dib u qabsan gobolka ayaa hadda loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga.

Golaha wasiirada ayaa waxa ay u kala magaacaban yihiin sidani hoos ku xusan:

  1. Damaqe Mokonin-raysalwasare ku xigeen ahna wasiirka arimaha dibada
  2. Malaku Alabal-wasiirka wasarada warshadaha
  3. wasaradda ganacsiga iyo isku xidhka gobolka
  4. Takala Uma -wasiirka wasarada macdanta
  5. Nasisi Milee-wasiirka wasarada dalxiiska
  6. Mufariyad Kaamil-wasiirka wasarada kobcinta shaqada
  7. Axmad Shide-wasiirka wasarada maliyada
  8. Laqe Ayalaw-wasiirka wasarada dakhliga
  9. Fisum Asafa -wasiirka wasarada qorshaynta iyo horumarinta
  10. Balate Moola-wasiirka wasarada hal abuurka iyo tiknolojiyada
  11. Dagmawit Mogos-wasiirka gaadidka iyo lojistikada
  12. Jaaltu saani-wasiirka wasarada magaaloyinka iyo adeegyada asasiga
  13. Habtamu Hitafa-wasiirka wasarada tamarta iyo biyaha
  14. Caisha Maxamad-wasiirka wasarada waraabka

15.Dr Birhanu Naga-wasiirka waxbarashada

16.Dr Liya Tadase -wasiirka wasarada caafimaadka

  1. Qajeela Mardasa-wasiirka wasarada dhaqanka iyo isbortiga
  2. Dr Abraham balay-wasiirka gashandhiga
  3. Cumar xusen-wasiirka wasarada beeraha
  4. Dr gediyon timatiyos-wasiirka cadaalada
  5. Binalfi anduwalem-wasiirka wasarada nabada

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Golaha Wasiirrada ee u soo magacaabay Abiy Axmed ayaa waxa ku hor dhaarisay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Itoobiya ma’aza ashanafi.

Abiy Axmed ayaa laba maalmood ka hor waxaa loo dhaariyay in shanta sanadood ee soo socota uu hogaamiyo dalkaasi kaddib markii uu xisbigiisa ku guulaystay doorashadii muranka badan uu ka dhashay ee dalkaasi ka dhacday bishii Juun ee sanadkan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

Muqdisho(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa…

May 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhacay jubadda hoose ku dilay xubno ka tirsan khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta guul weyn ka soo hooyay howlgal ballaaran oo…

GudahaWararka
April 3, 2025

Soomaaliya oo laga helay Kiiskii Saddexaad ee xanuunka Coronovirus

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs; Fowziya Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijisay inuu jiro Kiiska Saddexaad ee Cudurka…

Wararka
March 27, 2020

Ra”iisul wasaare Xamse oo ku biiray Mudaharaadka ka socda Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Ra"iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda qaranka oo ku biiray Banaan baxa ka socda qaybaha kala duwan ee magaalada…

GudahaWararka
January 11, 2024

Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada iyo Dowlada Federaalka oo maanta soo dhamaday.

Muqdisho...SONNA...Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka…

GudahaWararka
July 7, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023