Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed
    June 11, 2026
    ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง l๐š๐ ๐ฎ d๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ q๐š๐š๐›-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž m๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š m๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ lagu qabtay
    June 11, 2026
    Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Muqdisho lagu qabtay
    June 10, 2026
    Meertada 3-aad ee Madasha Maayarada dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
    June 11, 2026
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaamiyaha cusub ee Koofur Galbeed
    June 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka โ€˜Curadโ€™
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
Reading: Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha Laanta Fulinta ee Degmada C/waaq.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha Laanta Fulinta ee Degmada C/waaq.
Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha Laanta Fulinta ee Degmada C/waaq.

By Kulane
Last updated: September 17, 2019
2 Min Read
Share

C/waaq.(SONNA)…Kulan wadatahsi ah oo ay ka qeybgaleen madaxa maamulka Degmada, Ciidamada Nabad galyada, aqoonyahanka,isla markaana looga hadlaayey la socodka adeegyada lagama maarmaanka u ah bulshada ku dhaqan degmada Caabud-waaq,ayaa lagu qabtay degmadaasi oo ka tirsan gobolka Mudug.

Kulankan oo ah wareegga labaad ee Qorshaha Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka waxaa lagu dhageystay baahiyaha muhiimka ah iyadoo lagu soo bandhigay liiska u baahan wax ka qabashada ee la doonayo in lagu jaan-gooyo ahmiyadda saddexda ah ee Qorshaha Qaranka iyo tiirarka dhaxtaalka ah ee la doonayo in dalka himiladiisa looga run sheego 5-ta sano ee soo socota.

Agaasimaah Guud ee Qorsheynta iyo Hourmarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta Muuse Maxamed Cusmaan ayaa sheagay in muhiimad wayn u leeyahay qorshaha dalka sababatana ay tahay in dalka loo jiheeyo in uu gaaro horuamrka aduunyada ay gaartay.

Agaasimaha ayaa tilmayay in talooyin dhaxal galka ay ay soo gudbiyeend laanta fulinta degmada C/waaq, isagoo cadeeyay in dadka Soomaaliyeed ay ka shaqeynayaan horumarka wadanka,sidaa daraadeedna loo baahan yahay arinta ah in la helo hiigsi ku aadan halka la doonayo in la gaaro

Waxaa heer gaba gaba ah marayo geedi socodka Qorshaha Horuamrinta Qaranka oo dhammaan laga wada talagaliyay guud ahaam umadda Soomaaliyeed ee ku nool gudaha daka, taas oo ka dhign in qaran jabkii ka dib qofka Soomaaliyeed goโ€™aamiyo masiirka dalka lagu dhisanaayo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed

Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u…

June 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Pakistan : Qarax ka dhacay masjid ku yaal Peshawar oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac

25ย  ruux ayaa la sheegayaa in ay ky dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay masaajid mashquul badan oo ku…

Caalamka
January 30, 2023

Shir looga hadlayo ballaarinta Idaacadaha DF,DG iyo gobolka Banaadir oo ka furmay Kismaayo

Muqdisho.(SONNA):- Shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowlad Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta…

GudahaWararka
March 18, 2023

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo daah furay bandhigga miisaaniyadda maamulka ee 2021-da

Sama-reeb (SONNA)- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid ayaa xarunta Madaxtooyada Galmudug ka daahfuray kulan lagu soo bandhigayey…

GudahaWararka
December 23, 2020

Ciidamada Amniga oo howlgallo ka fuliyay Degmada Boondheere

Muqdisho.(SONNA)...ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaaย ย  xalay howlgal dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee…

Wararka
January 12, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023