Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta la wareegay xilka maamulka koofur galbeed
    June 11, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda gaaray magaalada Jowhar
    June 11, 2026
    Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed
    June 11, 2026
    ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง l๐š๐ ๐ฎ d๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ q๐š๐š๐›-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž m๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š m๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ lagu qabtay
    June 11, 2026
    Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Muqdisho lagu qabtay
    June 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka โ€˜Curadโ€™
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
Reading: Wasaaradda Gargaarka XFS oo maanta deeq gaarsiisay Cisbitaalka dhimirka Xabeeb
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Sawirro > Wasaaradda Gargaarka XFS oo maanta deeq gaarsiisay Cisbitaalka dhimirka Xabeeb
SawirroWararka

Wasaaradda Gargaarka XFS oo maanta deeq gaarsiisay Cisbitaalka dhimirka Xabeeb

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 12, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA).. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa maanta deeq raashin oo ka kooban Bur, Bariis Sokor Saliid Timir Bustooyin iyo shandarooyinka laga xero kaneecada gaarsiiyay cisbitaalka dhimir Dr xabeeb ee Magaalada Muqdisho,
Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb ayaa ka mahadceliyay deeqdaan waxaana uu sheegay in ay bilaw utahay gargaarka ay u baahnaayeen dadka dhimir laโ€™a ee ku jira Cisbitaalka ,waxaana uu intaa ku daray in Wasaaradda gargaarka ay uga soo jawaabtay si dhaqso .
โ€œ Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XF Soomaaliya waxa ay baaqeyna uga soo jawaabtay 48 sacaadod gudahooda waxaana uga mahadcelineynaa agabyada kale duwan ee inoo keentay hase yeeshee wali waa u baahanhay gargaarka dadka Soomaaliyeed meel wabo oo ay joogaanโ€ sidaas waxaa yiri Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb.
Wasiir Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa sheegay in Wasaaradu ay u taagantahay in la garab istaago dadka baahiyaha gaarka qabo islamarkaana ay ka warqabi doonaan bukaanada ku jira Cisbitaalka qeybtaan ay tahay biloow.
โ€œDowladda iyo xukumaddiba waxaa ay u taaganyihiin inay ka jawaabaan baahiyaha bulshada, qeybtaan maanta ay keenay waa bilaaw ,waana ka warqabi doonaa xaalada dadka dhimirka laโ€™a ee ku jira Cisbitaalada Dr xabeeb, waana u mahadcelineynaa sida uu bulshada Soomaaliyeed ugu adeegayโ€ ayuu yir wasiir ku xigeenka Wasaaradda gar garaka Cabdirashiid Maxamuud Xasan.
Labo maalin ayaa laga joogaa markii uu baaq ku aadan in laga jawaabo baahiyaha heysta dadka dhimirka laโ€™ ee ku nool magaalada Muqdisho ka dib munaasabad lagu xusayay maalinta Caalamiga ee Xanuunka dhimirka oo lagu qabtay Magaalada Muqisho taasi oo ku beegneyd 12 octobar ee bishaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta la wareegay xilka maamulka koofur galbeed

Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay…

June 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shiinaha oo taageeraya horumarinta Isbitaalka Banaadir

Muqdisho (SONNA): Waxaa isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banadir soo booqday wafdi balaaran oo ka socday safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya,…

GudahaWararka
February 26, 2025

Madaxwaynaha shiinaha Xi JinPing “si adag ayaan kaga hortagaynaa cadowga qaybinaya dalkeenna”

Madaxwaynaha dalka shiinaha ayaa ku goodiyay in tallabo naxariis laโ€™aan ah ka qaadayaan cid allaale ee isku daya in ay…

CaalamkaWararka
October 14, 2019

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqey in lala dagaalamo musuqmaasuqa, loona hoggaansamo sharciga.…

GudahaWararka
July 19, 2023

Turkiga,Mareykanka iyo dalal kale oo cambaareeyay qarixii bahalnimo ee maanta

Muqdisho(SONNA) Madaxda Dowladda Dalka Turkiga ayaa si kulul u dhaleeceeyay weerarkii kooxaha argagixisadu ay ka geysteen Muqdisho,kaasi oo ay ku…

Wararka
December 28, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023