Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal
    May 14, 2026
    Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed
    May 14, 2026
    Taliyaha Ciidanka XDS oo guddoomiyey shir amni oo Baydhabo ka dhacay
    May 13, 2026
    Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo bulshada la wadaagtay go’aan muhiim ah
    May 13, 2026
    Madaxwaynaha Algeria oo qaabilay wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya
    May 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay kulan lagu soo dhaweynayey sharciga mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo uu saxiixay Madaxweynaha Farmaajo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay kulan lagu soo dhaweynayey sharciga mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo uu saxiixay Madaxweynaha Farmaajo
GudahaWararka

Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay kulan lagu soo dhaweynayey sharciga mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo uu saxiixay Madaxweynaha Farmaajo

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 17, 2020
1 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsan BFS, Lataliyeyaasha Madaxweynaha ee arrimaha sharciga iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay kulan loogu mahadcelinayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saxiixay Sharciga Golaha xirfadlayaasha caafimaadka qaranka oo ay horay u meel mariyeen labada gole BFS.

Lataliyasha madaxweynaha ee arrimaha sharciga Abuukate Keyse Saciid Cartan, oo wasiirka wasaaradda Caafimaadka ku wareejiyey Dukumentiga sharciga ayaa sheegay in sharcigaan oo muhiimad gooni ah u leeyahay bahda caafimaadka oo adeegyo kala duwan u haaya bulshadda soomaaliyeed, wasaaradana looga fadhiyo dhaqan galinta iyo fulinta sharcigan.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Dr. Axmed  Xuseen Macallin ayaa sheegtay in saxiixida sharcigan wasaaradda iyo Golaha xirfadlayaasha caafimaadka qaranka ay waqti sugayeen sidda ugu dhaqsiiyaha badana loo dhaqan galinaayo.

Dhanka kale Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel bulshadda Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in wasaaraddu dadajin doonto sameynta guddigii fulin lahaa sharcigan iyo dhaqan galin sharcigan.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Muqdisho –(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay…

May 14, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee Gobolada Woqooyi

SONNA (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka ee Gobollada Waqooyi ee laf…

GudahaWararka
December 11, 2021

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

Muqdisho, (SONNA): Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedin ka timid Wasaaradda Amniga Gudaha oo ku saabsan…

GudahaWararka
December 12, 2024

Wasaaradda Cayaaraha oo amartay in la joojiyo dhamaan tartamada Isboortiga Dalka

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye,  ayaa soo saartay qoraal lagu hakinayo muddo…

Wararka
March 18, 2020

RW Xamse oo ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Turkiga sannad-guurada 100-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda…

GudahaWararka
October 29, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023