Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta
    February 21, 2026
    Koonfur Galbeed oo diyaarineysa ciidamo ka qeyb qaata adkeynta amniga
    February 21, 2026
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka
    February 21, 2026
    Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed
    February 21, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    February 20, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixin: Waa sidee xaaladda nololeed qoysaska barakacayaasha? SAWIRRO
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Muuqaallo > Warbixin: Waa sidee xaaladda nololeed qoysaska barakacayaasha? SAWIRRO
MuuqaalloWararka

Warbixin: Waa sidee xaaladda nololeed qoysaska barakacayaasha? SAWIRRO

By Sonna Whiteka
Last updated: February 15, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) – Sida lawada ogsoonyahay abaarahii ku dhuftay Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelada Dhexe ayaa waxa ay sababeen in qoysas badan ka soo barakacaan deegaannadooda, kuwaasi oo iminka ku nool kaamam ku yaala  Degmada Kaxda ee  gobolka Banaadir oo ay ku haysato xaalado dhanka nolosha ah .

Mar Wariyaheena Irshaad uu booqasho ugu tagtay kaamamka ay ku noolyahiin ee Waaxda Cumar Fiyaasko ee Degmada Kaxda ayaa waxa ay uga warrameen dareen iyo xaaladaha ay ku suganyahiin, iyagoo sheegay inay ka soo barakaceen abaar iyo dhibaatooyinka ay ku hayeen argagixisada Al-Shabaab oo xalahii iyo berahii ay noloshooda ku maarayn jireen ka barakaciyay.

Qoysaskaan ayaa waxaa qayb ka ah muwaadaniin u dhashay dalka Yemen kuwaasi oo ka soo barakacay   dagaaladii ka dhacay  wadankooda, waxaana mudo shan sano ah ay deegaan sanayaan

“ Waxaana  ku  noolnahay  Waaxda sadexaad ee Degmada Kaxda  waxaa  nahaysta dhibaatooyin dhinaca  nolosha ah, waxaa jeclaan lahayn in gargaar nala soo gaarsiiyo, nolol wanaagsan ma haysano, waan baahanahay,  waxaan halkaan ku noolnahay  5-sano  qaarkeen hal kaan waxaa ay  ku nooyahiin 2 sano, ma haysano  xarumo caafimaad   waxaa naga fog  goobaha caafimaadka waxaa aadnaa  xanaano oo ku taala km4”ayay tiri mid ka mid ah hooyooyinka ku nool kaamka.

Nolosheena  waa isku mid  waxaa na haysta deegaan la‘aan  waxaa halkaan ku noolnahay 20 Qooys,  Xukuumadda   waa  umahadcelinaynaa, Madaxweyne Farmaajo waxaa ka codsanaynaa in wax naloo qabto,  hay’adaha  samafalka   waxaan ka codsanaynaa inay gargaar na soo gaarsiiyaan” sidaasi waxaa sheegay qaar ka mid ah qooxootiga Yemaniyiinta  ah oo uwaramayay wariye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka.

Gudoomiyaha Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir Maxamad Yuusuf Maxamad oo la hadlay Warbaahinta Qaranka  ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweeyeen barakacayaashaa,  waxaana uu sheega inay jiraan baahiyo badan oo  dhinaca  nolosha ah oo haysta qoysaskan,  waxaana uu intaa ku daray in cudurka  shuban biyoodka uu ka dilaacay kaamamka.

Maxamed Yuusuf ayaa tilmaamay in maamulka oo kaashinaya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ay  ku guulaysteen inay gar gargaar u fidiyaan  qaar ka mid ah dadkii uu soo ritay cudurka, uuna jiro qorshe caafimaad oo uu maamulka Gobolka u diyaariyay  barakacayaasha, waxaanna uu uga digay hay’adaha samalka inay iska fiirsadaan dhibaatada haysata qoysaska barakacayaasha ah,  ayna tahay inay ka jawaabaan baahiyahooda

Waxaa isa sii taraya tirada barakacayaasha ee soo gaaraya Degmada Kaxda waxii ka danbeeyay markii ay abaaraha ku dhufteen qaar ka mid ah gobolada dalka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cabdiqaadir Cali ayaa shir istiraatiiji…

February 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo kulan la yeshay guddiga doorashada Aqalka sare

Muqdisho…SONNA…Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug (SEIT) Mudane Maxamed Daahir Guleed, ayaa maanta shir gudoomiyay kulan isbarasho iyo wada shaqeynta labada guddi…

GudahaWararka
August 4, 2021

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay safiirka Thailand ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay’ada maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Thailand u fadhin…

GudahaWararka
February 3, 2025

Duqa Muqdisho oo Turkiga uga mahad-celiyay dhismaha Caasimadda+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeybgalay xuska 10-sano Guurada Dib-u-nooleynta…

GudahaWararkaWargayska
August 19, 2021

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo Muqdisho ka daahfuray dib u eegista qorshaha horumarinta Qaranka

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Jaamac ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee qorshaha 9-aad…

GudahaWararka
August 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023