Wararka
Taliska Booliska Gobolka Mudug oo Bulshada ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan nabadda

Loading SONNA…
Wararka


Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dhagax dhigay xarunta cusub ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, taasi oo laf dhabar u noqon doonta qorshaha dowladda ee ilaalinta deegaanka iyo la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada.

Tallaabadan ayaa soo afjareysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dulsaar ku ahayd hey’ado kale inta ay jirtay Jamhuuriyadda 3-aad.

1948dii waxaa magaalada muqdisho ka dhacay dagaalkii Hanoolaato oo ku soo beegmay maalintii Q/M dalka Soomaaliya u soo dirtay guddi xaqiiqo raadin oo ka kooban 4tii dal ee ku guulaystay dagaalkii 2aad ee dunida, isla sanadkaad Q/M waxay go’aamisay in gobollada koonfureed ee Soomaaliya muddo toban sano ah oo ka bilaabanaysa 1950ka ay si wada jir ah ay u sii maamulaan Q/M & dalka Talyaaniga kadibna xornimo la gaarsiiyo.