Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Bulshada Cabudwaaq oo soo dhoweeyay doorashada Qof iyo codka ah
    June 13, 2026
    Wasaaradda Cadaaladda XFS oo daah-furtay Nootaayooyin cusub
    June 13, 2026
    Guddiga Qaran ee qaban-qaabada toddobaadka xorriyadda oo kormeeray goobaha loo asteeyay
    June 13, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo la kulmay u qeybsamaha Arrimaha Difaaca ee safaaradda Masar ee Soomaaliya
    June 13, 2026
    Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Wafdi ka socda UNTMIS
    June 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 17-sano oo galabta sameynaya taariikh cusub
    June 13, 2026
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
Reading: Tahriibayaal ku xayirnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Tahriibayaal ku xayirnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay+Sawirro
GudahaWararka

Tahriibayaal ku xayirnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay+Sawirro

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 12, 2022
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Muwaadiniinta la soo celiyay oo ka kooban 97- dhalinyaro ah, shan ka mid ah waa dumar kuwaasi oo muddo sanado ku xayirnaa dalka Libya ayaa soo deyntooda waxaa si wadajir ah isaga kaashaday Madaxa Ergayga Gaarka Xuquuqda Caruurta & Muhaajiriinta ah ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Wasaaradda arrimaha dibedda, Safaaradda Soomaaliya ee Libya iyo Xafiiska IOM,

Garoonka Aadan Cabdulle ayaa waxaa ku soo dhoweeyay Wasiirka arrimaha dibedda xukuumadda federaalka Cabdi Saciid Muuse, Wasiiru Dowlaha Amniga Farxaan Cali Axmed, Ergayga Gaarka ee Xuquuqda Caruurta Muhaajiriinta Xafiiska R/Wasaaraha Maryan Yaasiin, iyo saraakiil ka socotay Xafiiska Hay’adda IOM, UNHCR ee Soomaaliya halkaasoo ay qaar ka mid ah dhalinyaradu kula hadleen.

Wasiirka Arrimaha dDibedda Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse Cali oo ka hadlay soo dhoweynta muwaadiniinta ayaa ku bogaadiyay in ay ka qeyb qaataan horumarka dalka.

Ergayga Gaarka Xuquuqda Caruurta iyo Muhaajiriinta ah ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa tan iyo 2018-kii waxay dalka dib ugu soo celisay in ka badan 2,5000  muwaadiniin Soomnaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada wadamada caalamka

Todobaadkani ayaa waxaa lagu wadaa in 100-muwaadiniin ah oo tahriibayaal ah dib loogu celiyo dalka kuwaasi oo ka imaan doona dalka Libya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Bulshada Cabudwaaq oo soo dhoweeyay doorashada Qof iyo codka ah

Muqdisho,(SONNA):- Bulshada degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyay diwaangalinta doorashada qof iyo codka…

June 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Duqa muqdisho oo dhagax dhigay xarunta keydka daawada gobolka Banaadir

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Keydka Daawada Maamulka…

GudahaWararka
January 22, 2025

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhaqar qabe ka tirsanaa khawaarijta

Jowhar-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta kadib howlgal ay ka sameeyeen deegaanno…

GudahaWararka
July 2, 2024

Madaxweynaha JFS” Laascaanood waa magaalada Midnimada iyo Astaanta Soomaaliya”

Laascanood,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya…

GudahaWararka
January 17, 2026

Nigeria oo xaqiijisay sii deynta 100-ruux oo la heystay 42 cisho

Cidamada  Boliiska ee fadhigoodu yahay gobolka Samfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria ayaa sheegay in wadahadallo waanwaan ah lagu sii daayey…

Caalamka
July 21, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023