Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada
    May 6, 2026
    Wasiir Fiqi oo kormeer ku tagay xarunta shirkadda ASFAT ee Turkiga
    May 6, 2026
    Soomaaliya oo safiir aan joogto ahayn ku yeelanaysa Tunisia
    May 6, 2026
    Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo Xoojinaya Iskaashigooda Istaraatiijiga ah
    May 6, 2026
    Wasiirka hawlaha guud oo kulan la qaatay madaxa Xafiiska IOM ee Soomaaliya
    May 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Sidee ayey Dadku uga faa’iideystaan Baraha Bulshada?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Sidee ayey Dadku uga faa’iideystaan Baraha Bulshada?
MaqaalladaWararka

Sidee ayey Dadku uga faa’iideystaan Baraha Bulshada?

By Kulane
Last updated: July 18, 2020
4 Min Read
Share

Baraha bulshada waxay ka mid yihiin adeegyada dhinaca teknolojiyada ee dhowaan ku soo biiray caalamka ,kuwaas oo yeeshay saameynta ugu bdan.

Baraha bulshada oo ay ku jiraan facebook, whatsapp ,istigram , twitter yo kuwo kale waxay leeyihiin faa’idooyin dhanka xiriirka bulshada, iska warqabka iyo xog is weydaarsiga taas oo caalamka ka fududeysay culeys badan oo dhinacaas ka heystay.

Waxaa haatan suurtagal  ah in bulshooyin dhan ay muddo daqiiqado iskula xiriri karaan meel ay joogaanba ayna si cod iyo muuqaal arag ah isula xiriiraan dhib la.aan ayna xaaladda is gaarsiintu noqoto mid qof walba ugu jirta gacantiisa oo aanu meel dheer ka doon doonin.

Maxamed Cabdi Xasan waxaa uu ka mid yahay dadka dhallinyarada ah eek u nool magaalada Muqdisho wuxuu leeyahay teefoon casri ah wuxuuna teknolojiyada uga faa’ideystaa in uu ka daalacdo macluumaadka uu uga baahan yahay dhinaca waxbarashada.

“Waxay teknolojiyada ii suurtagalisay in aan mar walba iyo meel walba oo aan joogo kala socaon karo duruusta iyo macluumaadka aan ugu baahanahay aqoonteyda jaamcadeed”ayuuna yiri Maxamed oo sheegay in qalabkan uu yahay mid faa’ido badan haddii sida uu yahay looga faa’ideysto.

Waxaa kale oo qaabkani caawiyey socodka howlaha shaqo ee xafiisyada oo inta badan madaxda iyo shaqaaluhu wey ku wada xiriiraan waxayna uga baxeen is raadintii iyo wicitaankii faraha badnaa ee telefoonada taas oo fududeysay iska war heyntii dhinaca shaqada .

Inkastoo faa’idooyinkan uu leeyahay hadana waxaa jira dad badan oo si aan fiicneyn u isticmaala qalabkan kana dhigay mid si ka baxsan sidii uu ahaa ka dhigay una rogay meel la soo dhigo aflagaadooyin iyo hadalo aan munaasib aheyn.

“Dadka qaar waxay kugu qasbayaan in aad nacdo qalabkan siiba Facebook-yada oo noqday goobo dadka qaar aany u meel dayin waxa ay soo dhigayaan ama ku sheegayaan iyadoo taasi keeneyso in qalabkan uu isu bedelo goobo dadku nacbeytaan” ayuu yiri C/qaadir bedel oo Muqdisho ku nool .

Qalabkan baraha bulshada dadka qaar waxay u yaqaanaan meel wiilasha iyo gabdhuhu iskushukaansadaan oo keliya hase yeeshee ujeedada iyo shaqada qaabkan waa ka fog tahay intaaas waaana meel looga faa’ideysan karo isdhexgalka bulshada iyo in in la siky weydaarsado afkaarta iyo xogaha dadku u baahan yihiin.

Baraha bulshada waxaa is qabsada mararka qaar arrimo fool xumo leh oo ay ku jiraan fadeexooyin qaarkood anney habbooneyn in dadka lagula wadaago baraha bulshada waxayna ddka qaar siiba ragga da’da yar u isticmaalaan in ay ku fool xumeeyaan kuna dilaan sumcadda gabdhaha taas oo ah wax aan aan akhlaaq ahaan iyo diin ahaan wanaagsaneyn oo fool xun.

“Kuwa noocaas ah waa kuwo aan damiir laheyn oo dmacoodu hor kacay mana la socon karaan mujtamaca casriga ah ee ka faa;ideysanaya teknolojiyada horumartay “ ayuu ii sheegay Cabbaas Axmed oo ka mid ah dhallainyarada Mu      qdisho oo aad uga carooday arrimo la wareejinayo baraha bulshada oo ceeb ku ah mujtamaca.

Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka ay ku cusub tahay adeegsiga teknolojiyada mana aha in dadku adeegsiga barahaas bulshada dadka qaar u weeciyaan adeegsigooda qaab aan habbbooneyn.

Waxaa habboon in dadku raacaan talooyinka wanaagsan kana fogaadaan in baraha bulshada u adeegsadaan qaabka xun ee wax u dhimaya sumcadda dadka .

Waa in baraha bulshadu noqdaan goob looga hadlo qaabkii dadlakn burburay loogu horumarin lahaa ee aan loo isticmaalin horjoogsiga horumarka iyo wanaagga.

WQ: Mohamed Shiil

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada

Ouagadougou (SONNA): Madaxweynaha Burkina Faso mudane Kabtan Ibrahim Traoré ayaa  maanta qaabilay wasiirka amniga dowladda…

May 6, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva(SONNA)-Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa…

Gudaha
March 30, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka 11-aad ee Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee…

GudahaWararka
October 3, 2024

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir ayaa kormeertay degmooyinka Xamar-Jajab,Waaberi,Howlwadaag iyo Cabdicasiis

Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo Basmo Caamir Jakeeti ahna guddoomiyaha maalmaha todobaadka xorriyada heer…

Wararka
June 22, 2020

Wasiir Khadiija Al-makhzoumi oo kulan la yeelatay Iskuduwaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah…

Wararka
March 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023