Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka oo lagu qabtay Baydhabo
    June 7, 2026
    Shariif Xasan Sheekh Aadan oo guddoomay Shahaadada Musharaxnimada
    June 6, 2026
    Hay’adaha amniga gobolka Banaandir oo soo bandhigay hub si sharcidaro ah lagu soo geliyay Muqdisho
    June 6, 2026
    Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xoojisay diyaargarowga iyo ka hortagga Ebola
    June 6, 2026
    Madaxweynaha JFS oo magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS
    June 6, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Farriinta Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Tacaddiyada ka dhanka ah Wariyeyaasha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Farriinta Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Tacaddiyada ka dhanka ah Wariyeyaasha
GudahaMuuqaalloWararka

Farriinta Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Tacaddiyada ka dhanka ah Wariyeyaasha

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 2, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garoowsan muhiimadda Warbaahintu ay u leedahay horumarka iyo dowlad dhiska,,

Iyadoo mudnaanta la siinayo xuriyadda hadalka iyo sidii shacabku ay heli lahaayeen xuquuqdooda dastuuriga ee ku aaddan fahamka iyo helitaanka xogta Hay’adaha Dowladda,,

Waxaa Dowladdu ay qaadday 3-dii sano ee la soo dhaafay tallaabooyinka;

1. Meelmarinta Xeerka Saxaafadda dalka oo hagaya hannaanka, howlaha iyo xuquuqda Warbaahinta iyo Wariyeyaasha ka howlgala dalka.

2. Dib u habeynta qeybaha Xiriirka Warbaahinta ee Xafiisyada Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Warfaafinta, si loogu fududeeyo Wariyeyaasha iyo Warbaahinta helitaanka xogta, qorsheyaasha iyo waxqabadka Hay’adaha Dowladda.

3 Joogteynta kulammada Bahda Warbaahintu iyo Ururrada Saxaafaddu ay la qaadanayeen Madaxweynaha iyo Xukuumadda, iyagoo ku soo bandhigayey caqabadaha, baahiyaha iyo duruufaha ku xeeran shaqadooda.

4. Xakameynta ku tagri falka awoodeed ee ka dhan ah Warbaahinta iyo Wariyeyaasha, waxa ayna Dowladdu xogga saartay in hannaanka Garsoorka Madaniga ah lagula gar dhigato Wariyeyaasha, iyadoo Maxkad Madani ah oo daah furan lala tiigsaday Wariyeyaal loo arkayey in ay ka tallaabeen xorriyadda hadalka.

5. Xoojinta wacyigelinta Wariyeyaasha iyo ka qeyb qaadashada dadaallada kor loogu qaadayo xirfaddooda, aqoontooda iyo doorka wadaniyeed ee kaga aaddan dowlad dhiska dalkeenna.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka oo lagu qabtay Baydhabo

MUQDISHO(SONNA):-Guddoomiye Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Saadiq Abshir Garaad, oo…

June 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga Joogtada ah oo warbixin ka dhageystay Guddi warbixin ka soo diyaariyay Xabsiga Dhexe

Muqdisho (SONNA) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo…

Wararka
August 29, 2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika

Pretoria(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqasho sharafeed ugu tagayMadaxweynihii…

GudahaWararka
February 4, 2026

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay dhiggiisa dalka Sweden

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay dhiggiisa Boqortooyada Sweden, Mudane Pål…

GudahaWararka
October 7, 2025

Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay

Addis ababa(SONNA):-Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada oo ka qeybgalaya Tartanka CECAFA ee ka socda magaalada Addis Ababa ayaa barbar…

CiyaarahaGudahaWararka
November 21, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023