calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Sawirro

Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Caawa Cisbitaalka Ku Booqday Macalimuu+Masawirro

Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Caawa Cisbitaalka Ku Booqday Macalimuu+Masawirro
Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Caawa Cisbitaalka Ku Booqday Macalimuu+Masawirro — SONNA
SONNA (Muqdisho, 17-01-22):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay qarax argagixisadu la beegsadeen.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la sheekeystay Macallimuu oo xaaladdiisu soo hagaageyso, waxa uuna Eebbe uga baryay in uu siiyo caafimaad deg deg ah.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta daweyneysa afhayeenka Xukuumadda, isagoo uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ula tacaalayaan xaaladdiisa Caafimaad.
Xaaladda Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Mucalimuu ayaa hadda ah mid aad uga soo wanaagsaneysa sidii hore, wuxuuna iminka kala garan karaa dadka soo booqanaya.
La wadaag