Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed
    June 11, 2026
    ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง l๐š๐ ๐ฎ d๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ q๐š๐š๐›-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž m๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š m๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ lagu qabtay
    June 11, 2026
    Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Muqdisho lagu qabtay
    June 10, 2026
    Meertada 3-aad ee Madasha Maayarada dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
    June 11, 2026
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaamiyaha cusub ee Koofur Galbeed
    June 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka โ€˜Curadโ€™
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
Reading: Ra”iisul wasaaraha dalka oo amaanay mashaariicda horumarineed ee hay”adda Qatar Charity ay ka fulinayso dalka+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra”iisul wasaaraha dalka oo amaanay mashaariicda horumarineed ee hay”adda Qatar Charity ay ka fulinayso dalka+sawirro
GudahaMuuqaalloWararkaWargayskaWaxbarashada

Ra”iisul wasaaraha dalka oo amaanay mashaariicda horumarineed ee hay”adda Qatar Charity ay ka fulinayso dalka+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 27, 2020
4 Min Read
Share

Baydhabo(SONNA) Marka la eego xaqiijinta himilooyinka horumarineed ee waara, Qatar Charity waxay ka hirgelisay magaalada Baydhabo mashaariic kaladuwan oo loogu talagalay adeegyada bulshada oo si bilaasha ah uga helaan,waxaana kamid ah Iskuul Hoose Dhexe iyo Sare,Ceelbiyood iyo xarun quudin,kuwaasi oo loogu talagalay in ay ka faaโ€™idaystaan dadka danyerta ah.

Waxaa goob jog ka ahaa Xafladda furitaanka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xuseen Rooble,madaxweynaha Koonfur Galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) Danjiraha Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamza,Madaxa Hayโ€™adda Qatar Charity ee Soomaaliya mudane C/nuur Xaaji Cali iyo masโ€™uuliyiin kale.

Xaruntan ay Qatar Charity ka hirgelisay Bayhdbao ย ayaa ah tii ugu horreysay ee nooceeda ah ee laga sameeyo gobollada dalka, waxayna u qabataa bulshada gobolka adeegyo kala duwan oo xagga waxbarashada, arrimaha bulshada iyo horumarka ah, iyadoo la filayo in dadka ku nool magaalada Baydhabo oo tiradooda lagu qiyaaso 2.2 milyan oo qof ay ka faaโ€™iideysan doonaan, iyadoo guud ahaan qarashkiisa lagu qiyaasay in ka badan hal milyan iyo afar boqol oo riyaal.

Sidoo kale Foornada samafalka oo rootiga lagu sameeyo ayaa sidoo kale looga golleeyahay in lagu yareeyo dhibaatada dadka ay abaaruhu saameeyeen iyo abaaraha iyadoo la siinayo gargaarka bani’aadamnimada ee lagama maarmaanka ah, iyadoo maalin kasta loo qaybiyo rootiga sadaqada ah 2,000 oo qoys, wadarta guud ee kharashka dhismaha, qalabeynta iyo fududeynta sanad ka badan hal milyan iyo lix boqol oo riyaal.

 

Cabdinuur Xaaji Cali oo ah madaxa xafiiska Hayโ€™adda samafalka Qatar Charity ee Soomaaliya ayaa yiriโ€.

โ€œWaxaan dareemeynaa farxad iyo raynrayn furitaankii mashruucan oo ahaa maalin un riyo adag in la gaaro, laakiin awooda ilaahey mahadnaqna kuwa u gargaara dowlada Qatar ee aan walaalaha nahay, waxay noqotay xaqiiqo la taaban karo hortaadaโ€.ย Cabdi Nuur ayaa intaasi ku daray in haddii aysan ahaan lahayn dadaalka madaxda madaxda Koonfur Galbeed ee uu ugu horeeyo Madaxweyne Laftagareen la qaban lahayn hoowshaan balse ay muujiyeen kaalintooda kaga aadan.

Dhiniciisa, Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Abuubakar ayaa yiriโ€.Qatar Charity waa lamaane istiraatiijiyad u leh dawladda Soomaaliya dhammaan dhinacyada adeegga iyo horumarka. Waxaa mahad leh Qatar Charity iyo mahadcelinta dowladda Qatar iyo shacabkeeda.”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdulcasiis Xasan Maxamad (Laftagareen) ayaa isna dhiniciisa ka yiri, “Mashruucan adeeggu wuxuu u yahay adeeg tayo leh bulshada ku dhaqan gobolka, oo baahi weyn u qabay mashaariicdan oo kale,Wuxuu tilmamaay ย Qatar Charity iyo dadaalkeedii horudhaca ahaa ee ahaa in la caawiyo, dawladda iyo dadka Qadarna way leeyihiin.

Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya, Xasan bin Xamza Hashem, ayaa isna dhankiisa yiri โ€œDawladda Qatar waxay marwalba dooneysaa inay ka caawiso walaalaha Soomaaliyeed mashaariic waarta, maaddaama mashaariicdan ay fursado shaqo siinayaan dadka shaqo laโ€™aanta ah si loo xaqiijiyo xasilloonida iyo dib u dhiska hayโ€™adaha kala duwan, si Soomaaliya ay ugu raaxaysato ammaan, xasillooni iyo barwaaqo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa khudbadiisa munaasabada ku yiri “Aad baan ugu faraxsanahay furitaanka mashruucan adeegan oo ay ka mid yihiin goobo muhiim u ah dadka Soomaaliyeed sida caafimaadka, dhaqanka, waxbarashada, biyaha, iyo caawinta dadka ย tabaalaysan, gaar ahaan agoonta, waxaana goobjoog u ahaa mashaariic fara badan oo ay hay’adda Qatar Charity ka hirgelisay gobolada Soomaaliya.” .ย Wuxuu mahadcelin iyo bogaadin ujeediyey Qatar Charity sida joogtada ah ee ay ucaawiso iyo u caawinta dadka Soomaaliyeed, wuxuuna u mahadceliyey dowladda iyo shacabka Qadar oo marwalba garab taagan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa xusid mudan in Qatar Charity ay ka hirgelisay Soomaaliya dhowr mashruuc oo horumarineed, maadaama tirada xarumo fara badan labadii sano ee la soo dhaafay ay gaartay 9 xarumood.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed

Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u…

June 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Cumar Ibraahim Xaashi oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka

Kismaayo.(SONNA):- Cumar Ibraahim Xaashi ayaa ku guuleystay kursiga HOP#114 ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo oo doorashadiisu maanta ka…

GudahaWararka
January 23, 2022

Wasiir Axmed Fiqi iyo maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay culuma’udiin Soomaaliyeed

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay casho sharaf loo sameeyay…

Caalamka
November 3, 2023

Guddiga horumarinta adeegga bulshada aqalka sare oo kormeeray Isbitaalka xogga dalka

Muqdisho (SONNA): Guddiga horumarinta adeegga bulshada aqalka sare ayaa maanta kormeeray isbitaalka xoogga dalka oo ay ka socotay shaqada maalinlaha…

GudahaWararka
September 13, 2023

Guddiga howlaha xasilinta ee Haya’adda SODMA oo yeeshay kulan muhiim ah

Muqdisho(SONNA):-Guddiga howlaha Xasilinta Qaran ayaa maanta yeeshay shirkii bilaha ahaa, kaas oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka…

GudahaWararka
October 31, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023