Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran
    March 15, 2026
    Duqa Muqdisho oo kormeer ku tagay xarunta Agaasinka Waxbarashada oo dib loo dayactiray
    March 15, 2026
    Hodan oo ku soo baxday tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga Afar dhamaadka oo la sameeyay
    March 15, 2026
    Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin oo dil toogasho ah lagu xukumay
    March 14, 2026
    Golaha Aqalka sare ee BJFS oo ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah
    March 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Mudane Ilaali Sirta Qaranka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Mudane Ilaali Sirta Qaranka
MaqaalladaWararka

Mudane Ilaali Sirta Qaranka

By Kulane
Last updated: February 15, 2020
5 Min Read
Share

Adiga oon fududaanin ilaali sirta Qaranka oo ha dhaawicin hannaanka geeddi socodka siyaasadeed ee Xukuumadda, sidaa daraadered,markasta oo aad tagto goobaha ay ku shaahaan ooama ay fariistaan waxgaradka iyo siyaasiyiinta, waxa aad maqleysaa hadal hayta wararka ay baahiyaan Meediyaha oo qaarkood u muuqda mid aad qatar u ah,isla markaana ay ka faa\ideysan karaan cadowga umadda,gaar ahaan dhacdooyimka gudaha dalka ee dhinaca amniga oo u baahan in si gooni ah xil la isaga saaro.

Hadaba miyey haboontahay in Hay’addii iska laheyd una xilsaarneyd howshaas ay faafiso ama ay u iftiimiyaan cadowga inaysan Waddanku amni aheyn soo dhaawac culus kuma noqoneyso waddan amnigiisa guud ahaan? Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Nin lasugayo ayaad sugi? Waxaana loola jeedaa dadkii lagu haleynayey amniga iyo xasilloonida dalka inay Shacabka usoo gudbiyaan deyro iyo khalkhal gelin iyo inuusan dalku amaan aheyn waana tii horey loo yiri nin lagu seexdow ha seexan.

Waxaa shacabka xasilooni iyo farxad u ah markii ay arkaan ama ay maqlaan Ciidamo amni oo gaafwareegaya oo ilaalinaya nabadooda, iyadoo ayiguna ay mar waliba ku gammaan muuqaalka Qarannimo iyo ciidamada hortooda taagan isla markaasna waxay ku naaloodaan oo ay ku farxaan garab istaagooda waxay si farxad iyo kalsooni leh u dhiibaan Canshuurta waxaana dhex marta wadashaqeyn iyo kalsooni aan lasoo koobi Karin.

Difaaca ummadda Soomaaliyeed waa waajibaadyada ay xambaareen Ciidamada qalabka sida iyagoo ku dhaartay inay difaacaan diinta, dalka iyo dadka wuxuuna horumariya xubin kastoo ka mid ah Ciidamada difaaca Qaranka ilaalinta sirta Qaranka ummadda ku faanto, Hadaba ayadoo waajibaadkiisa guud ahaan sidaa yahay marna ma haboonna inuu ku abuuro qalqal  iyo cabsi gelin. Haddiise taasi ay dhacdo waxaa ka faa’iideysanayaa oo farxaya Cadowga Calanka iyo Ciidda wuxuuna gudbinayaa waa kuwaas oo wax mahayaane dhankasta aan kaweerarno iyaagaba sheegaye inaysan waxba heynin waxaana go’aya dano badan oo lagaa lahaa iyo kuwo adiga aad laheyd oo aad sugeysay  hanoqodeen kuwo siyaasadeed, kuwo dhaqaale iyo kuwo difaac intaba, waxayna leeyihiin waxba qabsanmaayeene ayey na qasaariin kuwani waa kuwan lasoo taagan waddanka ammaan ma ahan oo cadowgoodi ka farxinaya.

Hadaba, Mudanayaal lama tuso cadowgaada dhawaacaaga iyo dhanka aad ka jilicsantahay ad adeyg iyo isku filnaansho ayaa la tusaa ee ha tusin godadka daboolan ee gudahaaga ah is xalli oo la imow daacadnimo iyo ad adeyg, Ilaali sirta Qaranka iyo midda Waddanka. Ilaali marka aad tagayso idaacadaha iyo Saxaafadda  meelaha aad kula hadlayso, Ilaali erayada kasoo baxaya afkaaga oo aad adeegsanayso, hadalladaada ha ahaadaan kuwo ka farxinaya Shacabka aad amnigooda laguu igmaday haka farxin cadowga, farriinmahaagu hanoqdaan kuwo cadowga ka naxo. Soomaalidu waxay ku maah maahdaa cadowgaada Dhuux Sagaaro ayaa loogu subkadaa si aadan jiljileec lagaaga dareemin oo aan laguu oran wuu baahan yahay, Shaatigaaga ayaa la cadeystaa dhoollahana waa laga qoslaa oo marnaba baahidaada lama tuso cadowgaada.

Mudane adigoo tixgelinaya baahida maanta dalkeennu uu qabo Geesayaal waddaniyiin ah oo cadaalad ku dhaqma oo aan aheyn daneystayaal tooda uun u muuqato  oo kasamata bixiya burburka iyo iska daba wareegga ku jira dalkeenna, waxaa kaloo loo baahanyahay waddni garab gala oo taariikh fiican reeba sidii Raggii xorriyadda usoo hal gamay sida dhallinyaradii SYL, waxaana goolkaasi oo kale guushuna aan ku gaari karnaa midnimo iyo wadajir.

Qof kasta oo maanta hagardaamo iyo lugooyo noogeysta ama qarax iyo miinooyin haysku soo xiro ama sir ha gudbiyo wuxuu geysto taariikhda ayaa qori doonto mana la iloobi doono, maantana waxaa jooga dad aqoonyahano ah oo cilmigooda ku tilmaama kuwa noocaas ah oo ummadda lu gooyada ladamacsan mar walbo, waxaa kaloo jira dad waddaiyiin ah oo ka damqanaya dhibkastoo loo maleego waddanka Soomaaliyeed.

Mudanayaal iyo Marwooyin ha baayicin hilbaha shacabka Soomaaliyeed ha iibsanin Qaranka Soomaaliyeed, ha dhibaateyn dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo aad u dhalatay mar walbo ka gudbi wanaagga iyo horumarka iyo hadallo u roon dhagaha muwaadiniinta Soomaaliyeed, waxaa kugu filan dalkaaga iyo diintaada muqaddaska ah ee marwalbo daacad u ahow.

W/Q: Abwaan C/salaan Axmed Gabeyre

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran

Muqdisho(SONNA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo…

March 15, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xildhibaanada BJFS oo loo gudbiyay nuqulka kama danbeysta ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ah

Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu weheliyay guddoonka Aqalka sare ayaa…

GudahaWararka
March 28, 2024

Soomaaliya oo ku sii dhawaanaysa bar-dhammaadka deyn cafinta

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige ayaa manta kulan is-xog wareysi ah la yeeshay…

GudahaWararka
July 18, 2023

Guddoomiyaha Hey’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la yeeshay wefdi ka socday hey’adda WFP

MUQDISHO-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed Mudane  Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta Hay’adda ku soo dhaweeyay wafdi ka socdo…

GudahaWararka
May 7, 2023

Madaxweyne laftagareen oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya…

GudahaWararka
April 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023